View in Telegram
Maanta waa maalin sanad u danbayse alx ilaahay inagu simay 31/12/2024😊 Maanta waa maalin ku habboon in lagu shukriyo Allah nimcooyinkiisa yadoo maalin waliba alleh inaga mudan yahay inaynu ku shukrino♥️, laguna fakaro sida aad uga faa’iideysatay sanadkan dhamaadka ku dhow. Waxaan kugula talin lahaa: 1. Shukri Alle: Samee ducada ugu dambeysa ee sanadka, kuna mahadi Allah nimcooyinkiisa adigoo ka codsanaya inuu ku siiyo sanad cusub oo barako iyo naxariis leh. 2. Xisaabtanka Naftaada: Eeg waxyaabaha aad sanadkan ka faa'iiday, khaladaadkaaga, iyo waxa aad rabto inaad hagaajiso. Samee niyad adag oo ku saabsan inaad wax badan ka barato wixii tagay. 3. Raali-gelin iyo Nabadeyn: Haddii ay jiraan dad aad isku xumaateen ama xiriir xumaaday, isku day inaad heshiis ka sameyso si qalbigaagu u fududaado. 4. Hadaf Cusub u samee Sanadka Cusub: Go'aanso inaad bilowdo waxyaabo wanaagsan oo kuu horseedi kara barwaaqo, mid diin iyo mid aduun. Part 2👇
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily