View in Telegram
𝐐𝐨𝐟𝐀𝐚𝐬 Dhulka lagu jidaayo waa Somali kuwa jiidayana Waa Somaali. Waxa Sidas u galaayo waa dadki duugi/Aasi laha ama hadu dhib Qabsado hanti u aruurin lahaa. πƒπšππ€πžπ§πš waxey u badan yihiin dad xita ataxyaadka salaada ilahey aan aqoon Lakin Qabilada iyo Qabyalada si Fiican Loo baray. 𝐒𝐬π₯𝐚𝐚𝐦 Diintena ma ahan ee Qabyalad ayaa diin inoo ah. π–πšπ±πšπšπ§ nahay soomaali isku af iyo isku Diin ah sido kale ehel iyo xigta ah ee aan joojino colaada Dhexdeena ah. πƒπšπ₯𝐀𝐚 intiisa badan Waxaa socdaan dagaal beeleedyo khasaare nafeed sababay. Langab majiro maan gaba bajira! 😭aynu ka qayb qaadano dadka sidii looga wacyi galin lahaa ficilada xunxun ee axmaqnimada io diin la'aantu ka muuqato😒 Soomaliya burbur bay soo martay yadoo kii ka soo kaban in hadana mid cusub la bilaabo waa caqli xumo wlhi😒inakaa dalka u hadhayna dadkan waaweyn io wixii inaga horeeyeyba way dhamaanayaan ee saamayn xun yeynaan u reebin jiilkeena danbe siday kuwii hore inoogu reebeen☝️
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily