View in Telegram
Hanti iyo Horumar
🤑
🥇
1. Afarta Khulafaa’ Al-Raashidiin
hoggaamiyeyaasha Islaamka ee qabtay xilka khilaafada kadib geerida Rasuulka ï·º:
1. Abuu Bakr As-Siddiiq (رضي الله عنه):
•
Magaca Dhabta:
Cabdullaahi bin Abii Quxaafa. •
Halkee ayuu ku dhashay?
Makkah, sannadkii 573 miilaadiga. •
Xadiisyo laga wariyey:
Ku dhowaad 142 xadiis. •
Marka uu dhimanayey da’diisa:
63 sano. •
Halka uu ku geeriyooday:
Madiina, sannadkii 634 miilaadiga (13 Hijri).
2. Cumar bin Khaddaab (رضي الله عنه):
•
Magaca Dhabta:
Cumar bin Al-Khattaab. •
Halkee ayuu ku dhashay?
Makkah, sannadkii 584 miilaadiga. •
Xadiisyo laga wariyey:
Ku dhowaad 537 xadiis. •
Marka uu dhimanayey da’diisa:
63 sano. •
Halka uu ku geeriyooday:
Madiina, sannadkii 644 miilaadiga (23 Hijri), isagoo lagu dilay salaadda subax.
3. Cusmaan bin Cafaan (رضي الله عنه):
•
Magaca Dhabta:
Cusmaan bin Cafaan bin Cabi Al-Caas. •
Halkee ayuu ku dhashay?
Makkah, sannadkii 576 miilaadiga. •
Xadiisyo laga wariyey:
Ku dhowaad 146 xadiis. •
Marka uu dhimanayey da’diisa:
82 sano. •
Halka uu ku geeriyooday:
Madiina, sannadkii 656 miilaadiga (35 Hijri), isagoo lagu dilay gurigiisa.
4. Cali bin Abii Daalib (رضي الله عنه):
•
Magaca Dhabta:
Cali bin Abii Daalib bin Cabdi Mudhalib. •
Halkee ayuu ku dhashay?
Makkah, sannadkii 600 miilaadiga. •
Xadiisyo laga wariyey:
Ku dhowaad 586 xadiis. •
Marka uu dhimanayey da’diisa:
63 sano. •
Halka uu ku geeriyooday:
Kuufa, Ciraaq, sannadkii 661 miilaadiga (40 Hijri), isagoo lagu dilay salaadda subax.
2. Mucaawiya Bin Abii Sufyaan (رضي الله عنه):
•
Magaca Dhabta:
Mucaawiya bin Sufyaan bin Xarbi. •
Halkee ayuu ku dhashay?
Makkah, sannadkii 602 miilaadiga. •
Xadiisyo laga wariyey:
Ku dhowaad 163 xadiis. •
Marka uu dhimanayey da’diisa:
78 sano. •
Halka uu ku geeriyooday:
Dimishiq (Shaam/Suuriya), sannadkii 680 miilaadiga (60 Hijri).
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start