6-talo oo ku anfacaysa Noloshada! ๐ง1. Geedka waxa lagu qiimeya miraha ama harka uu bixiyo, bini aadamkana waxa lagu qiimeya ficilada ay sameynayaan. Camalka wanaagsan maranaba ma qasaaro Qofka beerta adaab iyo hab dhaqan wanaagsan waxa uu gurtaa miraha Xushmada iyo jacaylka ay dadku u hayaan.
๐2. Ka fogow xanaaqa sababta oo ah adiga kaliya ayuu ku dhawacaya maxad la caroonaysa? haddii aad saxsan tahay, looma baahna inaad carooto, haddii aad khaldan tahayna xaqba uma lihid inaad carooto.
๐คฉ3. Caqabaduhu kuma joojin karan, dhibaatadun kuma joojin karto Dadka wax kaa shegayaa kuma joojin karan Adiga kaliya ayaa naftaada joojin kara dibna isu dhigi kara.
๐ฅ4. Dadka qaarkii waxay isku dayayaan inay banaanka soo dhigaan wixii ka Qaldan, sababta oo ah uma adkaysan karan wanaagyada aad samaynaysid marka waxba haku bixin lahadalkoda waqti badana ha siinin sababta Oo ah maba yaalin wax aad waqtiga iskaga lumisaa.
โ
5. Marnaba haka fakarin wixii tagay Waxay ku kenayaan murug, aadna ha'uga fakarin mustaqbalka taasina waxay kuu keenaysaa welwel iyo
cabsi.la noolow maantadaada adigoo dhoola cadaynaya Waxay kuu keenaysaa farxad iyo rayn rayn.
๐6.goorta maskaxda iyo jirku diciif noqdaan Qofka wxay u sababta xaalad dhibaato iyo Werwer ah, balse goorta maskaxda iyo Muuqaalka jirku quruxbadanyihiin Xaaladkasta waxay u noqotaa fursad Sidaaa darteed ku dadaal wax akhriska iyo Jimicsiga jirka, si'ay labaduba uqurux badnadaan.
๐ฏโจ๐ฟ๐๐โค๏ธ๐คWll haddii aad halkan soo gaadhay dabcan waan kugu Hanbalyaynayaa sababtoo ah waxa aad ka mid tahay dadka aadka u yar ee wax akhriska la saaxiibka ah. ๐ฅ๐ฅณ๐คฉ
โญโโโโโโโโโโโโโโโ
โฐโโค - Zaxiibka nolosha ๐ค