Markii ay tiri Maryama bintu Cimraan: ( Tolow maxan intaan ka hor udhiman waye oo la i'ilaawi wayey Ane u ilaawiwaye) Waxay u sheeg tay kuwa Jirkooda Ka ganacsado'" in sharafta iyo xishoodku ay ka qaalisan yihiin nolosha lafteedaโค๏ธ๐จ
Jannada waa hoy Aan cadaab kajirin" Ma jirto shaqo, daal, murugo, werwer, darxumo, iyo mid ka mid ah dhibaatooyinka adduunyada, ee si fiican u shaqee shaqadaada si aad u hagaajiso dhamaadkaada โจ