π Waa qeeyb kamid ah caafimaadka la xariira xirfadda daryeelka hooyada xiliga dhalmada kahor iyo dhalmada kadib, dad badan oo aduunyada ku nool ayaa ku shaqeeysta xirfadda umulasanimada Midwifery balse dadkaas ayaa iskugujira laba nooc