π Maadada nafaqada waxay quseysaa sida ay dadku ugu nool yihiin xaalad wanaagsan iyagoo isticmaalaya cunto. Waxaa soo hoos gelaya siday dadku cuntada ku helaan, sida ay u habeeyaan, u dhawraan, u diyaariyaan u wadaagaan, uu u cunaan, iyo waxa ka dhaca jirka gudihiisaβsida loo dheefshiido, loo nuugo, isla markaana u isticmaalo jirka si ay taasi gacan uga geysato caafimaad wanaagsan
πββββββ π‘ ββββββ ππ Buuga: β CILMIGA NAFQADA
βοΈ Qora: β Abdullahi Abdi Ahmed
π Format: β PDF.
βοΈ Size: β 2.2 MB.