View in Telegram
๐Ÿ“šQISOOYINKA NABIYADA samaawaadka iyo arlada iyo intii ku dhexnool, Allihii uumay kownka nolosha iyo geerida. Nabadgalyo iyo naxriis nabigeenna dushiisa ha ahaato. Eebbe idankii waxa aan buug-yarahan kusoo koobay qisooyinka qaar kamid ah ambiyadii iyo rusushii loo soo diray insaanka si ay ugu iftiimiyaan nolosha. Waxa aan isku dayay in aan qisooyinkan u soo gudbiyo qaab fudud oo kooban. Ahmiyad weyn ayay noo leedahay in aynu wax ka baranno qisooyinka nabiyada innaga oo raacayna dariiqii ay mareen ee ah dariiqa toosan. Allaah Subxaanah watacaalaa oo inoo sheegaya ahmiyadda qisooyinka waxa uu yiri: โ”โ”โ”โ”โ”| ๐…๐š๐š๐ก ๐…๐š๐š๐ก๐ข๐ง |โ”โ”โ”โ”โ” ๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ฎ: โž  Qisooyinka Nabiyada ๐—ก๐—ผ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ: โž  PDF ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ: โž  0.7 MB ๐—•๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ: โž  79 Haddaba cid alla ciddii ubaahan way sok dalban kartaa
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily