قال النبي صلى الله عليه وسلم بلغو عني ولو ءاية
Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee
Kusoo biir chanelkena kale
@Abu_Casim@Faafinta_khayrka
Wixii su'al ama talo bixin ah👇
@moha_zahid
Dadka ku baaqaya sinnaanta dabarka la' ee labka iyo dheddiga - reer-Galbeedka iyo inta la jaalka ah haddii loo fiirsado waaqicooda arki maysid in ay rumaysan yihiin waxa ay afka kaga andacoonayaan. Tusaale ahaan; kursiga madaxtinimada oo kale la isma barbardhigo lab iyo dheddigga, oo dheddig la sheegaa ma aanay gaadhin kursiga madaxtinimada. Haddaba; taas ma odhan karnaa waa ogaansho ay ku qanacsan yihiin in labku uu ka awood badan yahay dheddigga marka dhanka shaqada la joogo? Mise marka xukun laga hadlayo waa la iska hilmaamaa mabda'yada sinnaanta labda jinsi? Mise marka horeba ma aaminsana sinnaantan ee waa iska sheegasho dhalanteed ah oo ay ku awr kacsadaan?
Ilaahay baa mahad idilkeed iskale. Nabi Muxammed ﷺ ayaa amaan iyo sharaf le.
Waxaa isku dayaynaa inaan is dul taagno qaybo kamida waxyaabaha aan ka faa'idaysan karro qisada dhalinyartii hogga ( asxaabul-kahfi )
Afeef: Qisada sida ay tahay ugama sheekaynayo meelo kamida umbaa is dul taagaynaa, qofkii u baahan haka dhagaysto culumada kawarantay ama ha akhristo tafaasiirta.
1. Dhalinyaro ayaa wax badasha . U firrso Alla wayne sw wuxuu ku tilmaamay " Fityah " dhalinyaro
Sidoo kale u fiirso asxaabtii Nabigeena ﷺ dhalinyar ayay u badnaayeen, xawaariyiintii Nabi ciise cs dhalinyaro ayay ahaayeen.. ibnu cabbaas rc ayaa lagasoo guuriyay inuu yiri: Ilaahay Nabi kama dhigo qof aan dhalinyaro ahayn, sidoo kale qof aan dhalin yar ahayn caalim ma noqdo. !
2. Ka fogaw xumaanta. Cudur daar kuu noqon mayso waan da'a yarahay wiilshanba waxay ahaayeen dhalinyaro adoo kala waliba waxay mufasiriinta qayb kamida sheegaan inay dabqadda sare ee bulshada ka tirsanaayeen, hadana waxay noqdeen da'yar ilaahay rumeeyay talla saartay xumaantii iyo shirkigii tolkood ku dhexjireen ka dhiidhiyay oo nacay si badheedh ahna ula hortgay boqorkii daalimka ahaa ii kibirka badnaa annagu dhiidnay shirkiga iyo gaalnimda aad waddo. ALLAAH ayay ka baryaayan inuu naxrristiisa siiyo uu ka babaadiyo shirkiga ay tolokood ku jiraan, Rabina sw god ayuu kaga bad baadiyay gaalnimadii iyagana ku ilaaliyay.
3. Ficilku inuu hadalka ka hor maro u fiirso Alle wayne tilmaantiisa " إِذْ قَامُوا فَقَالُوا " " markay kaceeen ayay dheheen " talo saarsho dhab ah ayay la yimaadeen oo way isbadleen Allana garab iyo gaashaan buu u noqday, aayada kale ahayd " Ilaahay ummad xaalad ay ku suganyihiin ma badalo illaa iyaga ay nafsad ahaan isku badalaan "
" إِنَّ اللَّهَ لَا يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّىٰ يُغَيِّرُوا مَا بِأَنْفُسِهِمْ. " الرعد ١١ 4. In lays soori doono qiyaamaha ( Bacthiga ) oo kamida waxyaabaha ay ka siman yihiin gaaladii hore iyo kuwa maanta jooga diidistiisa, Allaaha sw dhalinyartaa hogga ku nageeyay 300 sano iyo waliba dheeraad, markii horan kaa ahysiiyay waxba ! miyuunan awoodin in uu kusoo celiyo. !?
5. La saxiib dadka wanaagsan. ! Markaad noqoto rabi yaqaan wadaddii laguu abuurayna raacdo wax walba waa laguu diirayaa.! Saan oganahy Aygu 🐕 waa xayawaanada ugu xun nijastiisa xattaa 7 mar ayaa la dhaqaa, kiisa madaw inaan dillaa layna faray, qofkii dhaqda in ajirkiisu yaraanayo ayaa laynoo sheegay, hadana Allaah sw wuxuu Qur'aankiisa sharaftaleh ku sheegay aygii la socday dhalinyartaas. !
6. Awood nafsi ah ayaa lagu siin markaad Alla yaqaan dhab ah noqoto. Dhalinyartaa iyaga ah ee godka ku jira ayuu Alle wayne Nabi Muxammed scw ku leehay hadaad arki lahayd waad ka carari lahayd waadna ka argagixi lahyd, bal kawaran hadaad wadadoodii qaado oo xumaha ka dhiidhido kana raali noqon waydo cidnana aadan oog baqan xaqqa cadyntiisa.
7. Waan baahanahy bakhtiga looma cuno. Waad yaabantahay maah-maahdana maxaa meesha keenay, bal u fiirso tilmaanta rabigeen, markay soo kaceen ku doodeen inta ay meesha jogeen ayay mid kamida direen kuna dheheen magalaada tag oo fiiri hotelka ugu cunno wanaagsan, cunto nadiif iyo xalaal ah oo wanaagsan no keen.
"ومن لم يسره ما يسر المؤمنين ويسوءه ما يسوء المؤمنين فليس منهم. ففي الصحيحين عن عامر قال سمعت النعمان بن بشير يخطب ويقول: (سمعت رسول الله ﷺ يقول: مثل المؤمنين في توادهم وتراحمهم وتعاطفهم مثل الجسد الواحد إذا اشتكى منه شيء تداعى له سائر الجسد بالحمى والسهر)". مجموع الفتاوى ١٢٨/١٠
Si kastoo habeenku u dheeraado waxaa ku xigta maalin iftiin badan. Nidaamkii Nus qarniga ree Suriya guuysmasanyay ee cadaab iyo ciil nooc kasta marsiiyaymaantaa cidhibtiisaa la jaray, si kastoo daalimka loo daajiyo marka la qabto la sii dayn maayo.
📍أوصى ابن عباس - رضي الله عنهما - بخمس كلمات فقال : إياك والكلام فيما لا يعنيك، ولا تمار سفيهًا ولا فقيهًا؛ فإن الفقيه يغلبك، والسفيه يؤذيك، واذكر أخاك إذا غاب عنك بما تحب أن تذكر به، ودع ما تحب أن يدعك منه، واعمل عمل رجل يعلم أنه يجازى بالإحسان ويكافأ. [ الآداب الشرعية - ابن مفلح ]
Gacmaha ayuu kor u taagay, kolkaas ayay ilmadu qubatay oo uu ooyay. Waa la waydiiyay “Maxaa kaa oohinaya?” Kolkaas ayuu yidhi “Ummaddaydaan u baqayaa oo aan u werwerayaa”
تتفاوت الأيام، فنجد يومًا مباركًا تتسهل فيه المهام بالرغم من زحمة أعماله، ويومًا عسيرًا لا نتقدم فيه بشيء بالرغم من طول فراغه؛ ولذلك ورد في أذكار الصباح هذا الدعاء العظيم الجامع:
«اللهم إني أسألك خير هذا اليوم فتحه ونصره ونوره وبركته وهُداه، وأعوذ بك من شرِّ ما فيه وشرِّ ما بعده».