View in Telegram
Laba maalmood ee isku xigta ayaad midna ka yaabi barakadeeda oo wixii hawl kuu taalay oo dhan aad qabsan ! Maalina ayna laba isku kaa gaadhayn adoo wakhti haya ! Hadda waa laba maalmood oo isla ege la soco. Sidaa awgeed ayaa waxaa kamid ducooyinka Aroota iyo Galabta la akhrista ducadan weyn ee wax walba kulansatay: «اللهم إني أسألك خير هذا اليوم فتحه ونصره ونوره وبركته وهُداه، وأعوذ بك من شرِّ ما فيه وشرِّ ما بعده» Sideedaba haddaan Muslim nahay barakada ayuu wakhtigu wax inoogu taraa !
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily