Garaadkaal-Channel

Channel
Logo of the Telegram channel Garaadkaal-Channel
@garaadkaalPromote
2.12K
subscribers
80
photos
9
videos
3
links
Soo dhawoow wll aduunbaa naga dhimane ๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜ -Channelkan waxaad ka helaysaa 1=suaalo diini ah iyo kuwo aqoon guud ah 2=xikmado 3=dhiirigelin 4= iyo waxyaabo kaloo faaido leh
https://t.me/addlist/T_3qkvSUIO00YzZk



Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.center/Wll_musab
Forwarded from Kordhis
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://t.me/addlist/esgCNVgxcOs1NDU0



Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜



โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @jaceylqore
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @learn_english012
โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada
โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha
โ†ช๏ธ @Arabic023
โ†ช๏ธ @taladaqoyska
โ†ช๏ธ @Caafimaad7
โ†ช๏ธ @Xikmadle
โ†ช๏ธ @kadisaqoon
โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada
โ†ช๏ธ @mustaqbal7
โ†ช๏ธ @Iibiye_online
โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•

โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง
http://t.center/Wll_musab
Forwarded from Kordhis
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Waxa aan u tegi doonaa sayidkeen Bilaal oo aan ku odhan doonaa iigu addin sida ay niyadaydu ujeceshahay in aan maqlo mu'adinka Rasuulka "scw" eedankiisa

Waxa aan u tegi doonaa sayidkeenna Yuunus oo waxa aan weyddiin doonaa sidee ayay kuugu suurto gashay in aad caloosha nimiriga ku sii jirto muddo intaa le'eg ?!

Waxa aan u tegi doonaa sayidkeenna Cali oo aan waydiin doonaa sidee ayay kuugu suurto gashay adiga oo aad u yar in aad seexato meeshii Rasuulku "scw" seexday oo aadan ka cabsan?!

Waxa aan u tegi doonaa sayidkeenna Abu Bakar Alsiddiiq oo aan weyddiin doonaa sidee ayay kuugu suurto gashay in aad u samirto geeridii Rasuulka "scw" oo inta aad u soo baxday dadkii uga warrantay geerida saaxiibkaa iyo Rasuulkii ummadda ? iyada oo qalbigaagu jilicsan yahay naxariistaada iyo badnaanta ilmadaada ?!

Waxaan u tegi doonaa sayidkeenna Muuse oo waxa aan waydiin doonaa sidee ayaad u awooddey in aad iska caabido dulmigii Fircoon ? sidee ayay u awoodeen in ay kugu yidhaahdaan dagaalama adiga iyo Ilaahaagu , sidee ayay u awoodeen naxariis darada intaa le'eg ?!

Waxa aan u tegi doonaa sayidkeenna Cumar Bin Alkhattaab oo aan ku odhan doonaa aad ayaan kuu jeclahay , waxa aan waydiina doonaa sidee ayaad dareemaysey markii aad noqotay Rasuulka "scw" saaxiibkii ka dib adiga oo ahaa cadawgiisa ugu adag ?!

Waxa aan u tegi doonaa sayidkeena Yuusuf oo aan u sheegi doonaa in ay qisadisu tahay ta qalbigaygu ugu jecelyahay qisooyinka , suuradda magacisa ku soo degtayna ay ka mid tahay suuradaha qalbigayga ugu jecelyahay

Waxa aan la fadhiisan doonaa Nebigeena Muxammed "scw" oo aan in badan la sheekaysan doono , waxaanan u sheegi doonaa in aan ku fekeri jirey in badan in aan ku arko aduunka , waxa aan ku odhan doonaa waxa mahad iska leh Eebbaha igu sharfay in aan kugu arko halkan , waxanan ka codsan doonaa in uu iiga sheekeeyo wax walba oo uu u soo maray diinta iyo sidii ay ugu suurto gashay fidinta diinta Islaamku ?!!

Waxa aan u tegi doonaa Eebahay haddii uu igu sharfo aragtidiisa , mana garanayo in aan la hadli karo , yaab iyo amakaag aad u daran dartii

Illahay janatul firdowsa haka waraabiyo inta aynu jecelnahay

Dr. Mustafe Maxamuud /Eebbe how naxariisto



@garaadkaal
Maxaan samayn doona haddii Eebahay Jannada i geliyo ?

Waxaan u tegi doonaa Marwo Aasiya xaaskii Fircoon oo waxa aan waydiin doona siday kugu suurto gashay in aad dhagax dhan calooshaada ku qaado?!

Waxa aan u tegi doonaa sayidkeenna Cuthmaan oo waxa aan waydiin doonaa sidee ayay kugu suurto gashay in aad qurโ€™aanka ku dhammaystirto ragcad keliya ?!

Waxa aan u tegi donaa sayidkeen Muscab Bin Cumayr oo aan waydiin doonaa sidee ayaad ugu samrtay dhibta hooyadaa kuu geysatay oo aad ugu adkaysatay in aad hijrooto ?!

Waxa aan u tegi doonaa tobankii Jannada loogu bushaareyey waxa aan weydiin doonaa sidee ayaad u awoodeen in aad seexataan markii la idiinku bushaareyey in aad jannada geli doontaan ?!

Waxa aan u tegi doonaa Marwo Haajir oo aan waydiin doonaa sidee ayay kuugu suurto gashay in aad cidla saxaare ah ku noolaatid keligaa iyada oo aanay cidina ku ilaalisaa ?!
๐ŸŸข Macluumad ku saabsan jidhkaaga

1- Ma ogtahay in indhahaagu ay aduunka u arkaan in inta saraysaa hoosayso oo ay maskaxdu tahay mida toosisa muqaalka sawirka

2 - Ma ogtahay in dhididkagu aanu dabeecad ahaan ur lahayn balse uu yeesho ur aan fiicnayn marka uu ku daro hadhaaga bakteeriyada ku jirta oogada jidhka

3 - Ma ogtahay in marka aad seexato uu gabi ahaanba dareenka urtu kaa taago ?

4 - Waxa jirta hal qayb oo ka mid ah jidhka bini'aadamka oo aanu dhiigu gaadhin taaso ah xudunta isha "Cornea"

5 - Dumarku waxay leeyihiin dareen ur iyo taabasho oo ka xoog badan ta Ragga

6 - Sanka bini'aadamku waxa uu xasuusan karaa ku dhawaad โ€‹โ€‹50,000 oo ur kala duwan ah "caddarka ka soo uraaya beri ayaan ka lahan jirey"

7 - Waxaa jira in xididdada dhiigga ee jidhka bini'aadamka ay qiyaas ahaan udhigmaan 60,000 mayl (96,560 km) oo dherer ah

8 - In ka badan kala badh lafaha jidhka bini'aadamka waxaa laga helaa gacmaha iyo adimadisa




Xigasho

@garaadkaal
Ciid-wanaagsan dhammaan walaalaha
Aanuh channelkan ku midawnay
Alle ciiddan ciideedah Nabadqab iyo caafimaad ha inugu gaadhsiiyoh...



@garaadkaal
Waa kuma Nebiga ugu badan e magiciisa quraanka lagu xusay ??.
Anonymous Quiz
15%
Nebi aadam cs
10%
Nebi maxamed cs
75%
Nebi Muuse cs
Garaadkaal-Channel pinned ยซWaa tuma suuradah loo yaqaan caruusul qur'aan ??ยป
"Wanaag sameeh wuxuu kugusoo laabanayaah meelo aanad ka filayneh"..
Aan ku salinoh nebi maxamed scw โค
ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ุณูŠุฏู†ุง ูˆุญุจูŠุจู†ุง ู…ุญู…ุฏ
"ู„ุง ุชุชุฑูƒ ุตู„ุงุชูƒ ุฃุจุฏุงู‹ุŒ ูู‡ู†ุงูƒ ุงู„ู…ู„ุงูŠูŠู† ูู‰ ุงู„ู‚ุจูˆุฑ ูŠุชู…ู†ูˆู† ุฃู† ุชุนูˆุฏ ุจู‡ู… ุงู„ุญูŠุงู‡ุŒ ู„ูŠุณุฌุฏูˆุง ู„ุฑุจู‡ู… ุณุฌุฏุฉ ูˆุงุญุฏุฉ ".
"haka tagin Salaadaada weligaa wax kastaa haday dhacaan, waayo malaayiin Qubuuraha ku jira maanta ,ayaa waxa ay ku taamaayaan ,in mar uun nolosha lagu soo celiyo, si ay rabbigood ugu sujuudan hal sujuud oo kaliya".


@garaadkaal
1. Nebi Muuse (CS) iyo tolkii, markii ay Fircoon iyo ciidamadiisu baacsanayeen, xilli ay nafta u yaabban yihiin ayaa uu Alle Nebi Muuse u shegay in ushiisa uu badda ku dhufto si ay ugu kala dillaacdo oo ay u helaan jid ay uga gudbaan dhinaca kale.

2. Nebi Ibraahim (SC), markii uu dhammaystiray dhismaha Bayd Alle (Kacbada), waxa uu Ilaahay ku amray in uu dadka dunida u dhawaaqo oo uu cod dheer ugu yeedho in ay yimaaddaan xaramka, si ay ugu soo xajaan.

3. Maryam, Nebi Ciise hooyadii iyada oo xanuunka fooshu hayo, xaaladduna ku adagtahay oo fadeexadaynta iyo dhibaatada tolkeed ku hayey ka soo durugtay, Nebi Ciise oo Alle aabo laโ€™aan caloosheeda ku abuuray awgeed.
markii ay gaajootay waxa uu Alle u sheegay in ay lusho jiridda geed timir ah, si rucubo timir ahi ugu soo daataan.

Haddaba, ma ogtahay in Ushu aanay bad kala jeexi karin, in dhawaq qof aanu gaadhi karin ummad aan degmo iyo goob kula joojin, iyo in itaalka ruux fooli haysaa aanay luli karin jirrid geed. Keliya waxaa looga baahnaa in ay sababta la yimaaddaan, xarakaad iyo hawl in ay ku kacaan si waxa ay rabaan ay u helaan.

Dersiga ku jiraana waa in aanad isu dhiibin dhibaatada, khatarta iyo caqabadaha ku soo waajahaya, fadhina aanad ku sugin sida ay kaa yeelayaan. La kaalay dadaal, fikir iyo dhaqdhaqaaq aad ku raadinayso in ay sabab u noqdaan faraj iyo xalka aad raadinayso, adiga oo talo saarashada Alle aan ka tegeyn, kuna kalsoon awoodihiisa.

X

@garaadkaal
๐ŸŒ™๐ŸŒ™๐ŸŒ™ุชู‡ู†ุฆุฉ ุนูŠุฏ ุงู„ูุทุฑ๐ŸŒ™๐ŸŒ™๐ŸŒ™๐ŸŽŠ๐ŸŽŠโœจโœจ๐ŸŒบCiid mubarik ilaahay ciidan ciideda cafimad qab ha inagu gaadhsiiyo ๐Ÿคฒ๐Ÿป๐Ÿคฒ๐Ÿป
#ุนูŠุฏูƒู…_ู…ุจุงุฑูƒ........
๐ŸŒนุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ฺชู… ุงู„ุตูŠุงู… ูˆุงู„ู‚ูŠุงู… ูˆ ุตุงู„ุญ๐ŸŒน ุงู„ุฃุนู…ุงู„...๐Ÿ˜Šโ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธโœจโœจโœจ๐ŸŽŠ๐ŸŽŠ
#ฺชู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ


@garaadkaal
Wuxuu ku yidhi: talo isiih

Waxay ugu jawaabtay:waxaan kaaga digayaah inaad u cabatoh cid aan illaahay ahayn...
Waa tuma suuradah loo yaqaan caruusul qur'aan ??
Anonymous Quiz
75%
Suuraatu-arahmaan
16%
Suuratu-yaasiin
8%
Suuratu-daah
ุฃู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูƒ ุนููˆ ูƒุฑูŠู… ุชุญุจ ุงู„ุนููˆ ูุงุนู ุนู†ุง ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ
Garaadkaal-Channel pinned ยซ-kuma ayuu ahaa asxaabigii maydkiisa maalaaigtu maydhay?..ยป
-kuma ayuu ahaa asxaabigii maydkiisa maalaaigtu maydhay?..
Anonymous Quiz
50%
Sacad binu abii waqaas
33%
Xandalah binu caamir rc
18%
Cabdilaahi binu mascuud rc
More