Talooyin ku socdo marwooyinka
👸:
♡ Ku qanac shaqada ninkaaga iyo daqliga soo gala oo hala barbar dhigin raga kale iyo waxa ay xaasaskooda siiyaan.
🌷🌿♡ Ha isku qurxin dadka iyo xafladaha balse isku qurxi ninkaaga iyo gurigaaga dhexdiisa.
🌵🌷♡ Ha ku xaqirin qiimaha ninkaaga dadka hortooda oo haku ceebeyn khaasatan labadaada waalid iyo walaalahaaga hortooda.
🌷🌿♡ Ka daar gurigaaga qur'aan subax iyo galab iyo inta uu maqanyahay ninkaaga si gurigaaga uu u ahaado guri qaboow oo degen oo malaa'igta aaney faarujin.
🌵🌷♡ Gabadha caqliga badan waa tan aan hadal ka hor geyn ninkeeda oo xanaaqsan, waana mida sugta inta uu ka degayo.
🌷🌿♡ Ku dhiira geli ninkaaga inuu xeriiriyo waalidiintaada haddii ay noolyihiin oo uu ixtiraamo walaalahaa iyo qaraabadaada, adigana ku dadaal inaa intaasoo kale u sameyso ehelkiisa.
🌵🌷♡ Ku dadaala inaa noloshiina private ka dhigataan oo xataa familadiina aysan wax walboo idinku soo kordha ogaan iskaba daa inaa baraha bulshada soo dhigtaane.
Fadlan like and share
🌷#marwo