View in Telegram
Iftinka Nolosha
✨
🤍
Oraahdeena maanta,.
📚
✍
—Dabeecada xun waa sidii taayar banjaray oo kle meel fog kama tagi kartid hadii aanad badalin,.. —Markaad rabto inaad isdhiibi rabto ka faker kuwa rajeynaya iney arkaan guuldaradaada noqo mid aanay xaalduhu loodin karin,.. —Dadka dunida ugu farxada badan marwalba ma helaan wax wangsan balse waxey helaan ayay wanajistaan,.. —Ku qancida inta yar ee aad heysato ayaa ka muhiimsan inta badan raadintooda,.. —Noloshaadu waxa ay is badaleysaa marka aad iska saarto cabsida kaa hortaagan waxa aad rabto,.. —Haka dalbin dadka iney kuixtiraaman. Marka hore adiga ixtiraam nafsadaada kadib dadka ayagaa ku ixtiraamaya. Haku ceeben fashilkooda ee ku ceebey nafsadaada fashilkeeda. —Hadad doneysid dadka iney ku sharfaan marka hore sharaf nafsadaada.. ♡ ㅤ ❍ㅤ ⌲ ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start