View in Telegram
Talooyin ku socdo marwooyinka 👸: ♡ Ku qanac shaqada ninkaaga iyo daqliga soo gala oo hala barbar dhigin raga kale iyo waxa ay xaasaskooda siiyaan. 🌷🌿 ♡ Ha isku qurxin dadka iyo xafladaha balse isku qurxi ninkaaga iyo gurigaaga dhexdiisa. 🌵🌷 ♡ Ha ku xaqirin qiimaha ninkaaga dadka hortooda oo haku ceebeyn khaasatan labadaada waalid iyo walaalahaaga hortooda. 🌷🌿 ♡ Ka daar gurigaaga qur'aan subax iyo galab iyo inta uu maqanyahay ninkaaga si gurigaaga uu u ahaado guri qaboow oo degen oo malaa'igta aaney faarujin. 🌵🌷 ♡ Gabadha caqliga badan waa tan aan hadal ka hor geyn ninkeeda oo xanaaqsan, waana mida sugta inta uu ka degayo. 🌷🌿 ♡ Ku dhiira geli ninkaaga inuu xeriiriyo waalidiintaada haddii ay noolyihiin oo uu ixtiraamo walaalahaa iyo qaraabadaada, adigana ku dadaal inaa intaasoo kale u sameyso ehelkiisa. 🌵🌷 ♡ Ku dadaala inaa noloshiina private ka dhigataan oo xataa familadiina aysan wax walboo idinku soo kordha ogaan iskaba daa inaa baraha bulshada soo dhigtaane. Fadlan like and share 🌷 #marwo
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily