• 𝐖𝘂𝘅𝘂𝘂 𝐘𝗶𝗿𝗶
• Dumarow wa side Warkiinu
• Markay ku yeedho Hooyo
• Dabadeed ku tiraah BaL mamuL
• Sinxiyo Labada dugsooda ah
• Dhaqdhaqoo weeLko nadiifi
• Intaad caro kaLe wareegto
• DabeeL hadaLada ku tuurto
• Ish maxa ani hawL i saaray
• AqaLkan baas ee i waaLay
• Miyaan KaLigey ku nooLay
• Miyaa HebLaayo Lo dira_baL
• Aya he eexadku ma fiicnA
• Markay saacadi wareegto
• Hooyana hawshi dhameydo
• Intaad qadka so yara aado
• Fb iyo whats appka
• Ku so qorto hooyodeyba
• Ta ka eegto aduunkan wayne
• Allow daay oo iLaaLi
• La,anteed noLoL La,aan dheh
🍂
➪ 𝐀𝗯𝘄𝗮𝗮𝗻 𝐊𝗮𝗮𝗳𝗶 𝐀𝗵𝗺𝗲𝗱 𝐇𝗮𝘀𝘀𝗮𝗻 ༆ 𝐀𝗯𝘄𝗮𝗻 𝐒𝘂𝗟𝘁𝗵𝗮𝗻 ༄
🍂