Смотреть в Telegram
𝑀𝑈𝐻𝐼𝐼𝑀 𝐺𝐴𝑅𝐴𝐴𝐷
*Waa maxay waqti lumis.?
🧐
* 1. Dabacararka kuwa doonaya inay kaa tagaan ama kaa tagay.
😒
2. Isku deyga inaad qof walba raaligeliso.
🤐
3. Inaad habeenkii oo dhan la hadashid gabadha/wiilka aad wada sheekaysatiin, bedelkii aad naftaada horumarin lahayd.
💯
4. Daawashada faraha badan ee aflaanta.
🔥
5. Isku dayga badan oo ah inuu qofka ku jeclaado ayadoo ay si cad u muuqato inaanu ku xiisaynaynin.
😐
6. In aad ku bixiso isticmaalka mobile-ka wax ka badan 30 saacadood isbuucii.
😵💫
7. Dib-udhigashada howlihii kuu qorshaysnaa.
📝
8. Ka Muruga wixii tagay iyo ka walwalka waxa soo socda.
🙄
Поделиться
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств
Запустить