View in Telegram
*Waa maxay waqti lumis.? 🧐* 1. Dabacararka kuwa doonaya inay kaa tagaan ama kaa tagay. πŸ˜’ 2. Isku deyga inaad qof walba raaligeliso. 🀐 3. Inaad habeenkii oo dhan la hadashid gabadha/wiilka aad wada sheekaysatiin, bedelkii aad naftaada horumarin lahayd. πŸ’― 4. Daawashada faraha badan ee aflaanta. πŸ”₯ 5. Isku dayga badan oo ah inuu qofka ku jeclaado ayadoo ay si cad u muuqato inaanu ku xiisaynaynin. 😐 6. In aad ku bixiso isticmaalka mobile-ka wax ka badan 30 saacadood isbuucii. πŸ˜΅β€πŸ’« 7. Dib-udhigashada howlihii kuu qorshaysnaa. πŸ“ 8. Ka Muruga wixii tagay iyo ka walwalka waxa soo socda. πŸ™„
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily