📕 Maadada nafaqada waxay quseysaa sida ay dadku ugu nool yihiin xaalad wanaagsan iyagoo isticmaalaya cunto. Waxaa soo hoos gelaya siday dadku cuntada ku helaan, sida ay u habeeyaan, u dhawraan, u diyaariyaan u wadaagaan, uu u cunaan, iyo waxa ka dhaca jirka gudihiisa–sida loo dheefshiido, loo nuugo, isla markaana u isticmaalo jirka si ay taasi gacan uga geysato caafimaad wanaagsan
🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟📕 Buuga: ➠ CILMIGA NAFQADA
✍️ Qora: ➠ Abdullahi Abdi Ahmed
📌 Format: ➠ PDF.
⚙️ Size: ➠ 2.2 MB.