Смотреть в Telegram
𝗔𝗿𝗶𝗺𝗼 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹
👉Muslimadda Tiraahda: Maya, Xumaanta Zamankan Xargaha goosatay:Waa Mujaahidad Sharaf badan☝️
Gabadhaas👆 Waa Soomaali, Ma Fahmi Kartaan Waxa Aan U Iri Waa Soomaali ?🤔. Soomaalidii Hore Gaalka In ay Salaamaan Iska Daayee Weelka Uu Gaalka Wax Ku Cuno Ayay Dhaqi Jireen. Gabadhaas👆 Rag Baa La Dhalay Hooyaa Tarbiyeysay Natiijada Quruxda Badan Waa Taas. Allaw Dhawr Dhib Iyo Dhagarbo Ka Ilaali.
Love Center
Love Center
Бот для знакомств