Gabadhaas๐ Waa Soomaali, Ma Fahmi Kartaan Waxa Aan U Iri Waa Soomaali ?๐ค.
Soomaalidii Hore Gaalka In ay Salaamaan Iska Daayee Weelka Uu Gaalka Wax Ku Cuno Ayay Dhaqi Jireen.
Gabadhaas๐ Rag Baa La Dhalay Hooyaa Tarbiyeysay Natiijada Quruxda Badan Waa Taas.
Allaw Dhawr Dhib Iyo Dhagarbo Ka Ilaali.