๐—”๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—ถ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ ๐—ฐ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฒ๐—น

Channel
Logo of the Telegram channel ๐—”๐—ฟ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—ถ๐˜€๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ ๐—ฐ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฒ๐—น
@arimo1islaamPromote
5.13K
subscribers
498
photos
218
videos
219
links
๏ดฟูŠุง ุฃูŠู‡ุง ุงู„ุฐูŠู† ุขู…ู†ูˆุง ุฅู† ุชู†ุตุฑูˆุง ุงู„ู„ู‡ ูŠู†ุตุฑูƒู…๏ดพ
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (USTAAD ABDURISAAQ)
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Khilaafka Dhalashada Nabiga Scw

Culumada waxay iskugu maan dhaafeen taariiqda dhalashada rasuulka scw dhoor qowl:

Qowlka hore: waa in nabiga scw uu dhashay maalinta labaad ee rabiicul awal.l; qowlkaan waxaa dhahay ibnu cabdil-barr al-waaqidi ayaa ka wariyay abii macshar nujayx binu cabdi-raxmaan.

Qowlka labaad: waa in nabiga dhashay maalinta sadaxaad ee bisha rabiicul-awal; waxaa qaab jiraysiin ah ku soo guuriyay ibnu jamaaca al-kataani.

Qowlka sadaxaad: waa in uu dhashay maalinta sideedaad ee rabiicul-awal; al-xumaydi ayaa ka sheegay ibnu xazm

Qowlka afaraad: waa in uu dhashay sagaalaad; kan waa waxa uu kusoo helay maxamuud baashaa oo falaki ah daraasad falaki ah ibnu cuthaymiin wuu rajaxay mubaar-kafuurina wuu doortay wadaad kitaabka raxiiqul-makhtuum qoray.

Qowlka shanaad: waa in uu dhashay maalinta tobonaad ee rabiicul-awal waxaa kitaabkisa kusoo guuriyay ibnu dixya

Qowlka lixaad: waa in uu dhashay maalinta labo iyo tobonaad waxaa qoray ibnu isxaaq ibnu abii shaybana kitaabkiisa musanifka ayuu ku xadiith jaabir iyo ibnu cabaas laga wariyay oo tilmaamaayay in nabiga la dhalay 12ka bisha rabiicul-awal, waana kan jamhuurta aktooda caanka ka ah

Waxaa kale oo la sheegaa in uu dhashay iyada 8 maalin ka dhiman tahay rabiicul-awal.

Waxaa kale oo sheegay in uu dhashay 18 rabiicul-awal.


Maalinka uu nabiga dhashay khilaafkaas ayaa ku jiro.
ุงู„ู„ู‡ู… ุฃู†ุช ุงู„ู…ู„ูƒ ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุฃู†ุชุŒ ุฃู†ุง ุนุจุฏูƒ ุธู„ู…ุช ู†ูุณูŠ ูˆุงุนุชุฑูุช ุจุฐู†ุจูŠ ูุงุบูุฑ ู„ูŠ ุฐู†ูˆุจูŠ ุฌู…ูŠุนุง ู„ุง ูŠุบูุฑ ุงู„ุฐู†ูˆุจ ุฅู„ุง ุฃู†ุชุŒ ูˆุงู‡ุฏู†ูŠ ู„ุฃุญุณู† ุงู„ุฃุฎู„ุงู‚ ู„ุง ูŠู‡ุฏูŠ ู„ุฃุญุณู†ู‡ุง ุฅู„ุง ุฃู†ุชุŒ ูˆุงุตุฑู ุนู†ูŠ ุณูŠุฆู‡ุง ู„ุง ูŠุตุฑู ุนู†ูŠ ุณูŠุฆู‡ุง ุฅู„ุง ุฃู†ุชุŒ ู„ุจูŠูƒ ูˆุณุนุฏูŠูƒ ูˆุงู„ุฎูŠุฑ ูƒู„ู‡ ููŠ ูŠุฏูŠูƒ ูˆุงู„ุดุฑ ู„ูŠุณ ุฅู„ูŠูƒ ุฃู†ุง ุจูƒ ูˆุฅู„ูŠูƒ ุชุจุงุฑูƒุช ูˆุชุนุงู„ูŠุช ุงุณุชุบูุฑูƒ ูˆุฃุชูˆุจ ุฅู„ูŠูƒ.
#ู…ู†_ุงู„ุฃุณุฆู„ุฉ_ุงู„ู…ุฎุชุงุฑุฉ

ุณ/ ูƒูŠู ุงู„ุฑุฏ ุนู„ู‰ ู…ู† ุฒุนู… ุฃู† ุงู„ุฃุฑุถ ูƒุฑูˆูŠุฉุŸ

ุฌ/ ุฃูˆู„ุง: ุธุงู‡ุฑ ุงู„ู‚ุฑุขู† ูˆุงู„ุณู†ุฉ ุฃู† ุงู„ุฃุฑุถ ุณุทูŠุญุฉ ุนุธูŠู…ุฉ ูˆู„ูŠุณุช ูƒุฑุฉ ูˆู„ุง ูƒูˆูƒุจุŒ ูˆุฏู„ุงู„ุฉ ุงู„ู†ุต ุฃู†ู‡ุง ุฃุฑุถูŠู† ุณุจุน ูˆุงุญุฏุฉ ููˆู‚ ุงู„ุฃุฎุฑู‰ุŒ ูˆู†ุญู† ููŠ ุงู„ุฃุฑุถ ุงู„ุฃูˆู„ู‰.
ุซุงู†ูŠุง: ู†ุต ุงู„ุณู„ู ููŠ ุชูุงุณูŠุฑู‡ู… ุนู„ู‰ ุชุณุทุญู‡ุง.
ุซุงู„ุซุง: ุงู„ุฅุฌู…ุงุน ุงู„ู…ุฒุนูˆู… ุนู„ู‰ ูƒุฑูˆูŠุฉ ุงู„ุฃุฑุถ ู‡ูˆ ุฅุฌู…ุงุน ุงู„ุฌู‡ู…ูŠุฉ ุงู„ุฃุดุนุฑูŠุฉ ูˆุฃุณูŠุงุฏู‡ู… ุงู„ูู„ุงุณูุฉ ุฃุชุจุงุน ุงู„ู‡ูŠุฆุฉ ุงู„ุฌุฏูŠุฏุฉ.
ุฑุงุจุนุง: ุฃู† ุงู„ูƒูุงุฑ ุงู„ู…ุนุงุตุฑูŠู† ู„ุง ุชูู‚ุจู„ ุดู‡ุงุฏุชู‡ู…ุŒ ุนู„ุงูˆุฉ ุนู„ู‰ ูƒุซุฑุฉ ูƒุฐุจู‡ู… ูˆุฏุฌู„ู‡ู… ูˆู…ูƒุฑู‡ู… ุจุงู„ู…ุคู…ู†ูŠู†.
ุฎุงู…ุณุง: ู„ุง ุชูˆุฌุฏ ุตูˆุฑุฉ ูˆุงุญุฏุฉ ุญู‚ูŠู‚ูŠุฉ ู„ู„ุฃุฑุถ ูƒุงู…ู„ุฉ ู…ู† ุงู„ุฎุงุฑุฌ ุจุงุนุชุฑุงู ูƒูุงุฑ ู†ุงุณุง ูˆูƒูุงุฑ ุฑูˆุณูŠุงุŒ ูˆูƒู„ ู…ุง ูŠู†ุดุฑ ุนุจุงุฑุฉ ุนู† ุตูˆุฑ ู…ุนุฏุฉ ุจุจุฑุงู…ุฌ ููŠ ุงู„ุญุงุณูˆุจ.
ุณุงุฏุณุง: ุซุจุช ูƒุฐุจ ุงู„ูƒูุงุฑ ุจู…ุง ู„ุง ูŠุฏุน ู…ุฌุงู„ุง ู„ู„ุดูƒ ููŠ ุนุฏุฉ ุฃู…ูˆุฑ ู…ู†ู‡ุง ุตุนูˆุฏู‡ู… ุนู„ู‰ ุงู„ู‚ู…ุฑ.
ุณุงุจุนุง: ุซุจุช ุนู† ูƒุซูŠุฑ ู…ู† ุนู„ู…ุงุก ุงู„ูƒูุงุฑ ุงู„ุฃู…ุฑูŠูƒุงู† ุฃู† ุงู„ุฃุฑุถ ุณุทูŠุญุฉ ุฏุงุฆุฑูŠุฉ ุนุธูŠู…ุฉ ู…ุญุงุทุฉ ุจุณูˆุฑ ูƒู…ุง ูˆุตู ุฐู„ูƒ ุฃุญุฏ ุนู„ู…ุงุฆู‡ู… ุจุนุฏ ุฑุคูŠุชู‡ ู„ู‡ุง ู…ู† ู…ู†ุทุงุฏ ู„ู‡ุŒ ุซู… ุจุนุฏ ุฐู„ูƒ ู‚ุชู„ูˆู‡ ูˆุฃุฎููˆุง ุชู„ูƒ ุงู„ุญู‚ูŠู‚ุฉ.

ู‡ุฐุง ุฑุฏ ู…ุฎุชุตุฑุŒ ูˆุชุญุช ูƒู„ ู†ู‚ุทุฉ ู…ุจุญุซ ูƒุงู…ู„ ุทูˆูŠู„ุŒ ูˆุงู„ู„ู‡ ุงู„ู…ูˆูู‚.
AUD-20240901-WA0010 (1).aac
372.4 KB
Waa beentaa oo towxiid muusan fahmin, ileen haduu towxiid yaqaan shirkine waa yaqaan
ูˆุจุถุฏู‡ ุชุชุจูŠู† ุงู„ุฃุดูŠุงุก.
Mida kale dib ufiiri kutupta fiqiga baabu riddah, waxaa lagu gaaloobaa "ictiqaad/ qowl/ ficil/shaki" shakigane waa jahli.
Audio
ู‡ุง ู‡ูˆ ุนุฌูˆุฒู‡ู… ุงู„ุฐูŠ ุนู„ู…ู‡ู… ุงู„ูƒูุฑ ูˆุงู„ุชูƒููŠุฑ ู„ุง ูŠูุฑู‚ ุจูŠู† ุงู„ู…ุนุงู†ุฏ ุงู„ู…ุตุฑ ูˆุจูŠู† ุงู„ุฌุงู‡ู„ุŒ ูˆูƒุฐุง ู„ุง ูŠูุฑู‚ ุจูŠู† ุงู„ูˆุตู ูˆุงู„ุญูƒู….
Salaanta oo la faafiyaa waxaa lagu helaa is jecalaasho , is jacaylaashadana waxaa lagu helaa iimaan , iimaankana waxaa lagu helaa janno.
Ila Dhagayso

Suurad qur'aanka ka mid ah gaaban lkn mug iyo macna wayn suurad #imaamu_shaafici uu ka yiri:
Alle Hadii Uunan Abuurkiisa Ku Soo Dajin Lahayn Xujo Suuradร an Ma'ahane Way Ku Filnaan Lahayd.

ุณูˆุฑุฉ ุงู„ุนุตุฑ
Qofka Xaqqa Yaqaana Ee Isku Fiiriya Daalibaan Iyo waxa Ay Aminsan tahay Oo Baadil Ah Wuxuu Dhab U Ogaanayaa In Daalibaan Diinta Saxda Ah Hareer Martay.
Gaalku Wuxuu Fulinaayaa Qorshihiisa Gaalaysiinta Calooshood U Shaqaystayaashana Waxaa Fiirsanayaan Shilimaadka Ay Ka Heleyaan Gaalkaas Muslimkiina Wuxuu U Batay Sida "Lax Dhukan Col Iyo Abaarbo Moog".
ุงู„ู„ู‡ู… ุนุงูู†ูŠ ููŠ ุจุฏู†ูŠ ุŒ ุงู„ู„ู‡ู… ุนุงูู†ูŠ ููŠ ุณู…ุนูŠ ุŒ ุงู„ู„ู‡ู… ุนุงูู†ูŠ ููŠ ุจุตุฑูŠ ุŒ ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุฃู†ุช . (ุซู„ุงุซ ู…ุฑุงุช(ุŒ ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูŠ ุฃุนูˆุฐ ุจูƒ ู…ู† ุงู„ูƒูุฑ ูˆุงู„ูู‚ุฑ ุŒ ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูŠ ุฃุนูˆุฐ ุจูƒ ู…ู† ุนุฐุงุจ ุงู„ู‚ุจุฑ ุŒ ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุฃู†ุช ุŒ

(ุซู„ุงุซ ู…ุฑุงุช)
Forwarded from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY (A/rahman Mohamed)
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โœ

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad ka wayn tahay 15 jir.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
โ—Introduction to windows
โ— Microsooft  word
โ—Microsooft ppt
โ—Microsooft excel
โ—Microsooft access
โ—Microsooft publisher
โ—Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
More