Смотреть в Telegram
🌹🕋𝙁𝘼𝙄𝙄'𝘿𝘼𝘿𝘼 𝘽𝙄𝙎𝙃𝘼 𝙍𝘼𝙈𝘼𝘿𝘼𝘼𝙉 🕋 🌹 Qaybta { 1aad } 🧡Soonka bisha 🕋Ramadaan🌙 waa mid kamida tiirarka diinta💫 islaamka,waana ku waajib qof kasta oo muslim ah🥰 , qaangaadh ah🧔👩 , miyir qaba👀 , degan oo aan musaafir ahayn 👳‍♂️, cafimaad qaba 🫅, kana madhan waxyabaha soonka buriya 🫄🤱 sida dhiigga caadada ama dhiigga dhalmada.🩸 ♥️Xukunkan waxa sugay 📜Qur’aanka sharafta leh iyo Sunnada Nebiga (N.N.K.H.) , sidoo kale waxa ku isku waafaqay 👳‍♂️ muslimiinta oo dhan.🧕👳 Alle (S.W.T.) wuxu yidhi:👆 يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آَمَنُوا كُتِبَ عَلَيْكُمُ الصِّيَامُ كَمَا كُتِبَ عَلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِكُمْ لَعَلَّكُمْ تَتَّقُونَ (183) “Kuwa Alle rumeeyow🤏 waxa la idinku faral yeelay soonka 🌙, sidii loogu faral yeelay oo kale kuwii idinka 🌓 horreeyey”. 🌞Barashada aqoonta islaamku waa mid ku waajiba qof kasta oo diintan haysta 🌈, cid kastoo baratana waxa ku waajiba🌳 in ay dadka sii barto🍁 , anoo taas ka duulaya 🥰 waxan walaalahayga aan 💟jecelahay halkan ugu soo gudbinayaa qodobo💤 kooban oo ku saabsan Axkaamta Soonka. 🤲Allaha qaadirka waxan ka baryayaa inuu miisaanka ⏳️ xasanaadka noo saaro . Ammiin🤲 .. Ammiin🤲 𝙻𝚊𝚜𝚘𝚌𝚘 𝚚𝚎𝚢𝚋𝚝𝚊 { 2𝚊𝚊𝚍. }
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств