Смотреть в Telegram
《
🔸️
𝐗𝐀𝐐𝐈𝐈𝐉𝐈𝐘𝐄 𝐂𝐇𝐀𝐍𝐍𝐄𝐋
🔹️
》
*Udir qof ubaahan* 3daan Dhibaato haday ku haysato 3daan ku xaLi 1= Hadii Laguugu imtixaanay Wax walba Oo nafta jeceshahay inaad sameyso { Salaada dib ugu laabo soona sax } Waxaana daliil u ah Hadalkii Eebe: فخلف من بعدهم خلف أضاعو الصلاة وأتبعوا الشهوات } فسوف يلقون غيا 2= Hadii aad dareento Caafimaad La'aaN iyO towfiiq La'aaN, { Dib ugu noqo waalidkaada Oo baari unoqo } Waxaana daliil u ah hadaLki Eebe. وبرا بوالدتي ولم يجعلني جبارا شقيا } 3= Hadii aad dareento niyad jab iyo Cariiri Xaga nolosha aH { Dib ugu laabo Qur'aanka } 3= Hadii aad dareento niyad jab iyo Cariiri Xaga nolosha aH { Dib ugu laabo Qur'aanka } Waxaana daliil u ah Hadali Eebe. { ومن أعرض عن ذكري فإن له معيشة ضنكا } •Hadii la yiri gacmihiina wey idinku marqaati furi donaan mxaa ka qurux badan inaa maalin alle dartii usoo qorto Allahu Akbar الله أكبر . من دال علي خير كفا عله.
@Lawadaag
wallkada Khayrka jeceL.
Поделиться
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств
Запустить