Ma rabtaa inaa ilaahay aragtid?!
.
Dayaxa ma aragtaan?
Nabiga calayhi salaatu wasalam wuxu yiri "waxad u arkaysaan rabigiin Sida dayaxaas aad u arkaysaan lakin shardi <midkiina awooda inaan laga adkaan salaadda qorraxda intaysan Soo bixin iyo intaysan dhicin waa salaadda subax iyo salaadda casar))
Maxay labadaas gaar u yihiin waayo dadka qaarkooda way ku culus tahay , immisa qof oo inaka midaa salada subax kadib intay so kacaan howl maalmoodkoda aada ama shaqo ama waxbarasho , rizqigaaga waad u kalahaysaa lakin allihi raaziqa ahaa cibaadadiisa uma kallahaysid mamulaha waad ka baqysaa ALLE se kama baqaysid😓
ALLAH ayaa ku arzaaqaya adigu ajiib(حي على الصلاة ، حي على الفلاح) ALLE salladda qalbigeena haku wayneeyo hana noo danbi dhaafo🤍🌿