View in Telegram
QISADII:JACEYLKII AARGOOSIGA IYO KHIYAANADII SAAXIBTINIMO PART 2 Kadib wuxu igu dhahay blz aizha taasi yay run noqon waxay dadku shegayaan ana waxan ku dhahay mana qonayaan run waxay dadku shegayaaan kadib wuxu igu dhahay sethy waa fiicanahay ayaan ku dhahay in yar kadib inyar waxa so wacey wiil ay asxab yihiin markaas wiilkaas aniga ayuu igu dul wareegi jiray kadib willki wuxu ku dhahay saaxib aizha way ku qiyaaamanaysaa wuxu ku dhahay waxba kama ay galin ,wuxu ku idhi malin aan manta ahayn ayaad xasuusan doontaa hadalkaaa aaan aniga ku dhahay wuxu ku dhahay wiilkii waxa ma qorayee wax kale mahaysaa wuxu dhahay saaxib i aaamin ana callka wa kabax oo kuma jiro kadib wuu ila so hadlay waxan ku dhahay waa kuma qofkaad lahadleysay, ? wuxu igu jawabay wa wllshey xitaa wuu awoodi wayay inu ishego saaxibkiis inoow ku idhi aizha way ku qayaamaysaa kadib waxan ku idhi maxay ku tiri wallashaaa wuxu igu jawabay way i waraysanaysay uun, ana mar kalaan ku celiyay, wuxu igu jawabay wa wallshay ana wa aaminay , habenkaas farxad oow iga tagay ,marka asiga wadno xanuun ayu lahaa markaas qaylada naxdinta wax walipa oo nafsadiisa dhib ku keenaya wa ka ilaaalin jiray hadanan jeclayn micnaheedu maha in aanan ka taxadirayn siduu asigu iga taxa dirayay ๐Ÿ˜”
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily