View in Telegram
QISADII: JACEYLKII AARGOOSIGA IYO KHIYAANADII SAAXIBTINIMO PART 1 Qisadaan waxeey ku dhacday gabar walaasheen oo lagau magacaabo aisha. Bal aan udeeyno aisha ka sheekeynta qisadeeda jacayl.. Magacagu wa aisha upthirahman Cabdimalik hazzan omar Qisadni waxay dhacday 2019/9/7 malin jimco ah Waxayna dhexmartay laba qof oo xidhiidh jacayl ka dhaxeeyay horta aniga iyo cabdi malik waxan isku baranay barta baraha bulshada ee wath's app ,aniga ayaa cabdi malik ka dalbaday xiriirka misana wuu iga aqbalay kadib waxa dhacday wa isbaranay waa is dhex galnay waxan noqonay laba qofood oo lamaane ah oo aad iskugu dhaw kadib waxa dhacay cabdi malik kama anan helin micnaha maan jeclayn wuxu ogaday in aan aniga aanan jeclayn wuxu ogaday aniga in aanan wax jacayl ah u qabin misana anan donayn lkin niyada aan u dhisayo Wuxu ogaday cabdi malik in anan wax jacayl u qabin dadbaa ku yiri aaisha kuma jecla manu soo qadan hadalkaa oo igumu dhihin ma dhabaaa in an aadanni jeclayn oo niyada ii dhisaysid wuxu isleyahay qalbigaa haka jabin oo kalsooni daraa bartaa ka iman asiga isma leh waxan wa run oo niyadiisaba mu gashan waxan in aaan aniga samaynaayo wuxu igu dhahaya aisha maxa ka jira waxaas waxan ku yiri waxba kama jiraan ee waa been waana dad naysku kaa diraya aniga iyo adiga
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily