View in Telegram
Markaas baan iri iwrn abyo aaway hooyo markaas beey tiri hooyo weey jiiftaa waxaan iri Haa iwrn adiga jawiga makuu dagay, waxeey tiri markaan is irii jawigaagu wuu dagay, dhib kale ayaa dhaca midaas ayaana dhib igu noqotay, aniga. Waxaan iri wax ifahansii waayo cida jawigaaga qalada midaas aniguba uma dulqaadan karo waxaan rabaa farxadaada. Waxeey tiri haddii aan kuu sheego sidaan rabo ma iisameeyneeysaa waxaan iri Haa waankuu sameeynayaa kaliya iisheeg. Cabaar ayeey aamustay, waxaan iri ha iga cabsanin iisheeg runta waxeey, tiri waxaan rabaa in aad isaga tagto gurigaan oo aadan imaan bataatamba aad baan ula yaabay, hadalkaas waana ka xumaaday, waxaan iri maxaa kaa qaldan abyo iisheeg sidaan miyaad caadi ku tahay, ikhlaas waxeey, tiri haa waan fayoobahay, Waxaan iri sideed adigoo fayoow sidaan iila hadli kartaa aniga mise caawa ma caafimaad qabtid. Fadhiga ayeey ka kacday, cod kor ah ayeeyna igu tiri iska bax waanku baryaa waxaan iri bal aamus oo fadhiiso wax iisheeg ayaan ku iri aniga iburi kuma aanan dhihin waxeey tiri nolosha ayaad igu cariisay, inta aaney erey kale dhihina weey ooysay, Aad baan usii naxay, waxaana iri ikhlaas aamus waan sidaan xal maaha hooyo yaaney na maqlin ee aamus waxeey tiri ha na maqasho hadeey doonto ee iska bax hadda isla markii habaryar oo ordeeysaa nasoo gashay, waxeeyna aragtay, ikhlaas oo dhulka fadhiso oo haddana ooyneeyso habaryar weey xanaaqday, qeeylo ayeeyna igu bilaawday, waxaan iri habaryar wax hubso bal iweeydii sida ay wax udhaceen waxeey tiri ma gabadha xanuunsan ayaad caawa ka oohisay, iisheeg war maxaad gaabdha ku tiri iisheeg. Wax yar kama ooysiin gabadhee waxaan iri bal iyadda weeydii waxa dhacay, markaas ayeey tiri ikhlaas hooyo maahir qaladka maleh aniga ayaana ku iri gurigeena isaga tag isaguna wuu iga diidan yahay, waxeey tiri habaryar maxeey tahay, sababta aad gurriga uga direeyso wiilka ma gurigaad ka xigtaa waxeey tiri waan dhibsanayaa aniga hadii uu bixi waayana anigaa baxaayo... Lasoco part:7 Sheekada Malala socdaan? Aan aragno caawa inta sheekada lasocoto. Like saara
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily