NIN REER BAADIYA AH BAA LA WATDIIYAY:
DUCADA MA WANAAJIN KARTAA?
WUXU YIRI: HAA.
MARKKSAA LAGU YIRI: DUCAYSO.
WUXU YIRI: "ILAAHOW ADIGA WAXAD NA SIISAY DIINTA ISLAAMKA ANNAGOON KU WAYDIISAN DIINKAAS, ILAAHOW HANAGA XARIMIN JANNADA ANNAGOO IYADA KU WAYDIISANAYNO"