Alle waxa uu ku abuuray adiga oo caafimaad qaba - tani waa habka aad ugu dhawaan lahayd Allah.
Alle wuxuu ku abuuray si qurux badan - tani waa habka aad ugu dhowaan lahayd Allaah.
Alle waxa uu ku siiyay aftahannimada - tani waa habka aad ugu dhowaan lahayd Alle.
Alle wuxuu ku siiyey qayb weyn oo xoolo ah - tani waa habka aad ugu dhowaan lahayd Allaah.
Alle wuxuu ku siiyay caruur - tani waa sidi aad ugu dhawaan lahaydeen Alle.
Alle waxa uu ku imtixaanay murugo, xanuun iyo rafaad, taasina waa midda aad Alle ugu dhawaan lahayd.
Join🔻@TAMARSIINTARUUXDA™️