βQofku noloshan ma helin hanti ka qaalisan oo cilmi ka mudan, waxay
ku hagaysaa xaqa, xumaantana ka ilaalisaa, maskaxdiisa u iftiimi, naftana nadiifisa, wakhtigeeda buuxisa, ku mashquulisa yoolka
ugu weyn. Kaas oo la abuuray,
kana koryeelaya waxaayaha , nacasnimada iyo dhibaatooyinka , una soo dhaweeya raalli ahaanshiyaha Eebbe iyo hooska nimcadiisa- hadduu falay wuxuu falay. cilmiga-." π
Joinπ»
@TAMARSIINTARUUXDA β’οΈ
ββββββ§ββ§βββββ