View in Telegram
Waa khalad inuu qofku waqtigiisa ku lumiyo inuu ka calaacalayo arrimihiisii ​​hore, haddii Aan sidaas iyo wax la mid ah samayn lahaa, waa in uu sida ugu dhaqsaha badan casharka uga barto wixii dhacay oon Waxa kale oo khalad ah in uu ku noolaado walaac ku saabsan waxa dhici doona, balse waa in uu ku dadaalo oo u diyaargaroobo inta uu awoodo, Allena talo saarto , isagaana ku filan. JoinπŸ”» @TAMARSIINTARUUXDA ℒ️ β”β”β”β”β”βœ§β‚βœ§β”β”β”β”β”
Telegram Center
Telegram Center
Channel