Somali kaah

Канал
Логотип телеграм канала Somali kaah
@somalikaahПродвигать
3,09 тыс.
подписчиков
571
фото
4
видео
73
ссылки
Channel somalikaah waxaad kahelaysaa ✅️ Dhirigelino, dhacdooyin ✅️ Xikmado & qormooyin.✅️ Fadlan hamoogaan , kusoobiir https://t.center/somalikaah
Forwarded from Farma Abdalla
mining airdrop games vs direct tokens

labadaan airdrop midkee fiican .. midka mining kushaqeeya mise midka toos tokens ubixya oo aan isticmaalin mining : faahfaahin

1. kuwa isticmaala mining ka : waa kuwa marka aad dheesho game kusiinay points kadib aad mining samaynaysid oo aad ubedelaysid profit per hour sidookale games ayaad ciyaaree iyo shaqooyin kale oo maalin le ah ayaa lagaa rabaa kadib qiimayn ayaa lagu bixinayaa tokens mana ogaan kartid inta token aad helayso in ilaa aidrop laga qaybiyo waqti badan ayayna ubaahan yihiin kuwa nuucaani ah .. waxaa kamid ah kuwaas hasmter iyo x.empire iyo kuwa kale

2. kuwa labaad waa games token si toos ah aad uhelaysid : hadii aad 10,000 token hesho markii lasoo dhigo suuqa tobankaadii kun ayaad helee oo majiro qiimayn lama maridoono . uma baahna waqti badan tasks badan lagaama rabo .. waxaa kamid ah kuwaas dogs oo horay usoo baxay bishii hore .. iyo cats oo hada socda

aragtidaad labadaan mid kee wanaagsan oo aad xiisaysa ?
Kusoo dhawoow channelkeena telegram
Waxaad kaheli : doontaa xogaha
✅️muhiim ah oo laxiriir crypto currency
✅️iyo macluumaad kale sida airdrops ka
✅️Maqaalo iyo warbxino muhiim ah
✅️aad kafaa,iidi doontid inshllh
https://t.center/FarmaAbdalle
*Haddii ay gabadha jaahil ka tahay culuumta diinta, ninkeeda wey dhibtaa, caruurteedana wey fasaadisaa, umaddana wey halaagtaa*


- *Ibnul qayyim.*
Jir ayaa la dhex dhigay dusha sare weel ay ka buuxaan haruur. Jiirka maalmihii hore aad buu ugu
farasanaa in uu agagaarklisa ka helay cunto aad u badan oo bilaash ah taas oo uu hadda dareemayn baahida uu u qabo in uu raadiyo cunto kale. Hadda si farad leh ayuu noloshiisa ugu noolaan karaa oo
dhamaan wixii uu u baahnaa wuu haystaa. Siduu
maalin maalinta ka danbaysa ugu raaxaysanayay
cuntadii, waxa uu soo gaadhay guntii iyo
dhamaadkii miraha. Markiiba waxa uu gartay in uu go doon ku jiro oo meel uu weelka uga baxo jirin.
Hadda waa inuu si buuda ugu tirsanaado qof
dibada uga soo rida cunto weelka si uu u sil noolaado. Hadda ma haysto wax kale oo aan ka ahayn inuu cuno wixii loo soo dhiibo intii yarayd ee uu haystayna wey kasii idlaanayaan! Dulucda
gisadaan laga fahmaayo waxay tahay:
1. Raaxada muddada gaaban waxay kuu horseedi kartaa dabinno waqti dheer ah.
2. Haddii arrimuhu fududaadaan oo aad ku
raaxaysato maanta, Waxaad galaysaa ku-tlirsanaan
aan la mahdin berrito.
3. Marka aanad isticmaalin xirfadahaaga, Waxaad
lumin doontaa in ka badan xirfadahaaga. Waxaad waayi doontaa doorashooyinkaada iyo
xorriyadaadda..
4. Xoriyaddu si fudud kuma timaado hadana si fudud ayay ku lumi kartaa.

5. Waxba nolosha si sahal ah kuma yimaadaan haday sahal ku yimaadaan wax qiimo malahan.
Waa maxay waqti lumis.? 🧐

1. Dabacararka kuwa doonaya inay kaa tagaan ama kaa tagay. 😒

2. Isku deyga inaad qof walba raaligeliso. 🤐

3. Inaad habeenkii oo dhan la hadashid gabadha/wiilka aad wada sheekaysatiin, bedelkii aad naftaada horumarin lahayd. 💯

4. Daawashada faraha badan ee aflaanta. 🔥

5. Isku dayga badan oo ah inuu qofka ku jeclaado ayadoo ay si cad u muuqato inaanu ku xiisaynaynin.

6. In aad ku bixiso isticmaalka mobile-ka wax ka badan 30 saacadood isbuucii.

7. Dib-udhigashada howlihii kuu qorshaysnaa. 📝

8. Ka Muruga wixii tagay iyo ka walwalka waxa soo socda.

-
Forwarded from Farma Abdalla
Guushu waxay u baahantahay 6-daan shay..

1. Shaqo adag

Ha isku halayn nasiibka, isku halee shaqada adag.

Jooji inaad isku daydo inaad ku degdegto nidaamka ama raadinta marin gaaban.


2. Dulqaad

Haddii samirka ama dulqaadka kaa lumo, dagaalka nolosha waad ku khasaaraysaa.

Marki aad go'aansato inaad sheey ama wax ka gun gaarto ood ka miro dhaliso, hal maalin iskuma toosto howshaas ee mudo ayee qaadataa iyo in la joogteeyo.

3. Naf hurid

Haddii aanad u hurayn waxa aad rabto, markaas waxa aad rabto ayaa noqda waxaad hurtay (khasaartay)

Wax waliba waxay leeyihiin qiimahooda. Su'aashu waxay tahay: diyaar ma u tahay inaad bixiso nolosha aad rabto qiimaheeda?

4. Joogteynta

Joogteynta waa waxa celcelis ahaan (average) u beddela heer sare (high level).

Haddii aan joogto ahayn, weligaa ma gaadhi doontid guul weyn.

5. Anshaxa

Dhiirigelintu way ku socodsiinaysaa, laakiin edebtu (discipline) waxay kaa sii dhigaysaa mid kora caqli ahaan iyo cilmi ahaanba.

Waxaa jiri doona maalmo aanad dareemeynin inaad qabato howshaas kuu taala iyadoo sidaas tahay waa inaa samaysaa howshaas kuu taala adigoon ku cabireen (your mood) xaalada aad ku jirto ama xanaaqsanow ama faraxsanow ama niyad jabsanoow maalintaas hooshaas kuu taala sideeda u qabo oo barteeda dhig.

Waa inaad riixdaa maalmahaas iyadoon loo eegin sida aad dareemayso.

6. Kalsoonida Nafta

Kalsoonidu waa inaad dhihi karto, waan fiicnaan doonaa xitaa haddaysan i jecleyn.

Noloshaadu waa inaysan cidna u joogsan oo habsami u socodkeeda sii wadato, Wixii dhib kugu dhaca cashir u qaadato wixii qeyr ahna aad ku mahdiso Alle (SWT).
Sheekh xabiib. waa Fanaan hore Ex (FJ Xabiib) oo caan ku ahaa heesaha raabka kana tirsanaa koox la magac baxday xidigaha Islii , balse maanta waa daaci ka qayb qaata fidinta diinta Islaamka.

Fj xabiib ayaa fanka isaga baxay sanadkii 2019-kii kadib markii habeen isagoo jiifa qolkiisa uu Alle wayne tusay riyo xanuun badan oo sabab u noqotay hanuuniiisa.

Maanta waa daaci waqtigiisa ku bixiya barashada iyo fidinta diinta islaamka, waxa uuna ka tirsanyahay culumada Tabliiqa.

Waxa uu marar kala duwan kasoo muuqday muqaalo isagoo dhalinyaradda ugu yeeraya khayrka iyo Alle ka cabsiga.

Sheekh Xabiib Maanta waxaa laga helaa Masaajidda iyo goobaha khayrka, halkas oo uu sheegay in uu joogi doona inta nolashiisa ka dhiman insha Allah.

Waxaa gabi ahaanba isbadashay Nolashiisa waxaana wajigiisa ka muuqda nuurka iyo Alle ka cabsiga .

Xadiith ayaa ahaa “ Qofkii Alle hanuun la doono Diintiisa ayuu waafajiyaa”
Forwarded from Farma Abdalla
Si aad uga faa,iidaysayo airdrops kala duwan ee kasocda application telegram intaan waa in aad samaysaa Sedexdaan qodob.

QODOBKA 1AAD : waa in aad leedahay exchange. Hadii aadan aqoon exchange ii ogolow in aan kuu sharaxo.
✅️ exchange waa suuq lagu kala iibsato cryptocurrencies kala duwan kasoo kuu ogolaanaayo in iibsato crypto ama aad iska iibiso .. waxa uu ubaahan yahay exchange gu baasapoor , hadii aadan kari karin in aad baasapoor hesho hal doorasho kale taasoo ah in aad furato wallet . Walletku kaagam baahna paasaboor

QODOBKA 2AAD :
✅️waa in aad doorataa dhowr airdro oo aad iska xubisay in ay yihiin kuwa legit ah waxaa jira kuwa badan oo been abuur sida kuwa sax oo la copy gareeay oo aad ku qaldanto midkii aan saxda ahayn

QODOBKA 3AAD :
✅️ Waa in aad bartaa sida loo ciyaaro , waxaa jira airdrops rabo in aad game ciyaarto,kuwa lagaa rabo in aad shaashada taa taabato ( gujiso ) iyo intaas ba lagaa rabin sidoo kale waxaa muhiim ah in aad ogaato meelaha ay dhaheen in xooga lasaaro teamka iska leh ama shirkada .
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
https://t.me/addlist/esgCNVgxcOs1NDU0



Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.center/Wll_musab
Forwarded from Kordhis
وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
✧━━━OGAANSHO ✯ TEAM━━━✧
              ✯ ━━━ ✧ ━━━  ✯


╔═════•   ✯   •══════╗
                  🕋  DIINI🕋

               🕌 @DUCA12

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
               ❤️ JACEYL ❤️

🔴 ➠: @Erayojaceyl1
🔴 ➠: @Geeraarjacayl
🔴 ➠: @murtimaal1  
🔴 ➠: @geeraaro1mm
🔴 ➠: @Hadaf_MUSALSAL
🔴 ➠: @tixjaceyl
🔴 ➠: @cilminafsijacayl
🔴 ➠: @xaqiijiye
🔴 ➠: @halgnka
🔴 ➠: @xabsijacayl12
🔴 ➠: @SYL_MEDIA
🔴 ➠: @somalikaah
🔴 ➠: @buugmaalchanel
🔴 ➠: @suaalodiini12



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
        🎤🧭 DHIIRIGALIN 🧭🎤

♦️➠: @Dhibanejaceyl
♦️➠: @QISOJACAYL24
♦️➠: @Qoraaladii_Qarniga
♦️➠: @Ogaansho12
♦️➠: @JIILKAMAANTA1
♦️➠: @dhiirigalin100
♦️➠: @Naadigamidowgaakhriska
♦️➠: @AKHRI_AMA_QOR
♦️➠: @Xigmada_maanta
♦️➠: @hayaanka
♦️➠: @AQOON_AROOR
♦️➠: @hagahanolosha7
♦️➠: @harjanno
♦️➠: @musharaxa
♦️➠: @Hiil_qaran_family
♦️➠: @Dareen_caashaq24
♦️➠: @hoygaxikmada7
♦️➠: @Balaashaan
♦️➠: @ErayoMacaanchannel
♦️➠: @halgnka
♦️➠: @qalbijabjaceyl
♦️➠: @Jiilka_wacyiga1
♦️➠: @Madasha_Caruusha123
♦️➠: @XasUus_QoR_JecEYl
♦️➠: @xikmad_channel
♦️➠: @XIKMAD_MURTI_CHANNEL



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
       🖥️ GRAPHIC DESIGN 🖥️

🔴 ➠: @SAHAN_GRAPHIC

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
          📙 WAXBARASHO 📚


🔴 ➠: @Hiilsan_Academy
🔴 ➠: @Farqurxin_2024
🔴 ➠: @xisaab_barasho
🔴 ➠: @daarul_iimaan
🔴 ➠: @sahan_graphic

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
      
   ━━━━ @Ogaansho_Team ━━━
🥇    Si aad u Horumariso Chennal-kaaga u kaalay Ogaansho Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @shaafi1

       Waxaa ✯ Maalgaliyey 👇
  ◎━━━━━✯━━━━━━◎
O━━ ❶ @GEERAARJACAYL
O━━ ❷ @Murtimaal1
O━━ ❸ @Erayojaceyl1
O━━ ❹ @HIILSAN_ACADEMY

          ⎉_-Dhamaad-_⎉
Gamophobia waxaa lagu micneeyaa cabsida ballan-qaadka ama cabsida guurka ama cabsida xiriirada, xanuunkan nafsiyeed wuxuu kaa dhigi karaa inaad noqoto qof aan jeclaysan xiriirrada haasaawaha.

Gamos" waa erayga Giriigga ah ee guurka, "Phobos" (phobia) macnaheedu waa cabsi.

Dadka qaarkiis ma go'aansan karaan qorshayaasha mustaqbalka fog tusaale doorashada kulliyada jaamacada ay Ka dhiganayaan, doorashada meesha ay ku noolaanayaan.

Dadka qaba gamophobia waxaa laga yaabaa in aysan awoodin inay sameystaan xiriir waara.

Inay la kulmaan walaac aad u daran marka ay xiriir leeyihiin oo ay si joogto ah uga werweraan halkuu Ku dambayn xiriirkaas.

Inay Ka walaacaan marka ay arkaan lamaane si aan wanaagsanyn u Kala tagaya " iyo Kuwo Kale "

Yasser Abdiladiif
Forwarded from Farma Abdalla
waa maxay Airdrop ?

Airdrop waa qayb kamid ah cryptocurrency taas oo ah in coinka aad hesho si free sidee ? kahaor intaan suuqa lasoo gelin coinka ama token ka waxa ay milkiilayaasha ama shirkada iskaleh kubixiyaan si free ah ayaga oo uga dan leh in coin kooda uu bulsho badan helo lana barto dadkaas sida free ga ah kuhela markii coinka suuqa lakeeno oo lasoo geliyo ayay coinan kii ay heleen iska iibiyaan ama iska hestaan.

Xog kale
waxaa jira qayb lacag ah taas oo inta uu coin ku bilaaw yahay oo aan lakeenin suuqa aad ku iibsanaysid lacag adiga oo umaraa webistes iyo exchange yo lagu soo bandhiga . Maxaad ubaahan tahay si aad uga qayb qaadato una hesho coins cryptocurrencies free ah ? halkeesa kahelee ?

✅️ waxaad ubaahan tahay mobil iyo internet am labtop iyo in aad soo degsato application telegram waayo bots ka coins waxay kushaqeeyaan telegram , maxaa lagaaga baahan hahay in aad qabato ? waxaad kubiiraysaa teelgram iyo baraha bulshada ee ay leeyihiin coin aad rabto in aad heshid kadib waxaad qabanaysaa activity kala duwan oo qaarkood daily yihiin intaas hadii aad samayso aadna coins fiican doorato waxaad bilaabi doontaa in aad cryptocurrency si free ah lacag uga samayso .

Xoga muhiim ah oo laxariira airdrop iyo sida loo doorto kuwa ugu fiican iyo si guud suuqa cryptocurrency ayaan halkaan kusoo gudbin doonaa nagula saaxiib .. 👇👇https://t.center/FarmaAbdalle
"Waddadii Shalay (Siyaad Barre) ayaan marin doonaa kuwa maanta doonaya burburka dalka, dadaal kastana waanu ku bixinaynaa naf-hurka iyo difaaca dalka innagoo garab iyo gaashaan u ah ciidankeena Qaranka"

Waxa sidaas yidhi Madaxweyne Mustafe Cagar oo maanta ka hadlayey xaflad xadhigga lagaga jaray xerada tababrka ciidamada Milateriga Itoobiya ee Aagga Bariga

Damiirkii dadkaan waa dhintay
in kabadan 1400 airdrop bot ayaa lasoo geliyay telegram 2024 waa ayna sii kordhayaan hada in kastoo badan kood ay yihiin fake balse dhowr meelood ka fiiri kahor intaadan waqti kaaga lumin.

1. community badan mahelay ama hada maku socdaan

2. shirkado ama exchange taageera ma iskaleeyihiin mashruuca

3. team active ah mawataan token taas waxaa lagu ogaadaa news dhanka X platform

intaas markaad ogaatid si aad faaiido uga heshid waa in aad xooga saar 7 ilaa 10 xabo hadii aad 20 iyo wax kabadan isku reedwatid waxaa yaraanaya faa,iida aad samayn kartid basle hadaad waqti badan uhelaysid waa okey

si aad uheshid warbixin dheeriya halkaan imow

👉👉https://t.center/FarmaAbdalle
Forwarded from Farma Abdalla
Faransiisku maalin dhawayd waxa ay xireen Pavel Durov oo ah aas-aasaha ahna maamulaha iyo mulkiilaha aaladda Telegramka. Waxa ayna ku xukumeen 20sano oo xarig ah. Sababta ay u xireen waa la iska gartay oo waa in Pavel diiday in aaladdiisu galbeekdu koontaroolaan oo xogta isticmaalayaasha uu diiday inuu la wadaago. Pavel waa Raashiyaan haysta afar dhalasho, wax uu Ruushka uga cararay in sidan oo kale Ruushku yiri nala wadaag xogta application uu berigaa sameeyay.

Waxa uu dhalashooyin ka haystaa dalalka Ruushka, Faransiiska, Imaaraadka iyo Saint kitts.Waxa uu ku noolaa Imaaraadka oo uu dagay fadhigiisuna ahaa. Paris ayuu u socdaalay dabadeedna Faransiisku waa ay xireen maalin dhawayd. Arrinka cajiibka ah ayaa ah in Imaaraadku uu ka carooday xariga Pavel Durov ayna hakiyeen oo kansaleen heshiis ay ku doonayeen in ay Faransiiska uga gataan 80diyaaradood oo kuwa dagaalka ah, heshiis ku kucayay 10Bilyan oo doollar. Waxa ay Faransiiska u sheegeen inay joojiyeen dalabkoodii iibsiga diyaaradaha dagaalka.

Shirkadaha hubka ee Faransiiska ayaa dawladooda ku cadaadinaya in Imaaraadka waxa uu doonayo loo fuliyo oo ninkan la iska sii daayo. Imaaraadku 80diyaaradood oo ku fadhiya $10bilyan ayuu gadashadooda u hakiyay in la sii daayo Pavel Durov oo Raashiyaan ah balse haysta dhalashada Imaaraadka. Xitaa maaha Imaaraati dhalad ah ama carab waa Raashiyaan Saint Petersburg ka yimid. Pavel waa ninka ugu hodansan gudaha Imaaraadka.

✍️Mohamud dahir
Forwarded from Farma Abdalla
Kadib guushii uu soo hooyay Dogs ee dhanka hilitaan community iyo not oo kasii horeeyay 2023 lagu soo ban dhigay telegram hada waxaa jir boqolaal token kuwaasoo aridrop koodu kasocdu telegram balse waxaa xusid mudan qaar badan oo kamid ah ay yihiin kuwa scammer tuuga ah iyo isku hoos wada dhowr mashruuc oo aan wax faaiido ah lahayn .

hadii aad intaas ogaatay waxaan halkaan kugula wadaagi doonaa 4 token ee ugu fiican ee aad airdrop kooda kafaaiidaysan karto . Si free ah aad ku aruursan karto

✅️ CATS

✅️ major

✅️ cex .io

✅️ TAPswap

✅️ yescoin

Dhamaan xogta oo dhameatiran iyi link tokens halkaan ayaad kahelaysaa soo booqo 👉👉👉 https://t.center/FarmaAbdalle
Ещё