View in Telegram
๐ ๐ผ๐๐ถ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ฆ๐ฎ๐บ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐๐บ๐ฎ๐ถ๐น
Dadka aqoonta lihi waxay dhahaan qofka qurโaanka akhriya wuxuu ku raaxaysanayaa dareenkiisa oo uusan ku dhicin waallida, xataa hadii oo da,yahaY taasina waa nimco ka duwan kuwa kale. โKu dadaal inaad Qurโaanka ku ilaaliso dhallinyaranimadaada, waayo xataa haddii ay badan yihiin kuwa asxaabtada ah, waxaa iman doonta maalinta lagaa tagi doono, taasina waa sunnada Eebbe, wax ka qaalisanna ma jiro Quraan!โ Wuxuu ahaanayaa saaxiibkiin iyo wehelkiina, wuxuuna kuu shafeeci qaadi doonaa maalinta qiyaame Wax ku saabsan dhallinyaranimadaada, intaad ku bixisay, jawaabtu waxay noqon doontaa: Wuxuu dhihi Rabbiyow, Anigoo Wakhtiigiisa badan kiis isoo huray "
โค๏ธโ๐ฉน
๐ค
Waqtigaaga ka faa'ideyso.
โฐ
โญโโโโโโโโโโโโโโ โฐโโค #Samiirismail1
๐ค
๐
โค๏ธ
๐๐ผ๐๐ฒ
๐
๐๐ถ๐ธ๐ฒ
๐ฌ
๐๐ผ๐บ๐บ๐ฒ๐ป๐๐
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start