Смотреть в Telegram
Dadka aqoonta lihi waxay dhahaan qofka qur’aanka akhriya wuxuu ku raaxaysanayaa dareenkiisa oo uusan ku dhicin waallida, xataa hadii oo da,yahaY taasina waa nimco ka duwan kuwa kale. “Ku dadaal inaad Qur’aanka ku ilaaliso dhallinyaranimadaada, waayo xataa haddii ay badan yihiin kuwa asxaabtada ah, waxaa iman doonta maalinta lagaa tagi doono, taasina waa sunnada Eebbe, wax ka qaalisanna ma jiro Quraan!” Wuxuu ahaanayaa saaxiibkiin iyo wehelkiina, wuxuuna kuu shafeeci qaadi doonaa maalinta qiyaame Wax ku saabsan dhallinyaranimadaada, intaad ku bixisay, jawaabtu waxay noqon doontaa: Wuxuu dhihi Rabbiyow, Anigoo Wakhtiigiisa badan kiis isoo huray "❤️‍🩹🤍 Waqtigaaga ka faa'ideyso. ╭┈───────────── ╰┈➤ #Samiirismail1 👤🖋   ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств