Saaxiibka Kheyrka
Channel
@saaxiibka_kheyrka
Share
Promote
1.21K
subscribers
Xikmadu waa baadi ka maqan qofka muslimka ah 🦋✨️🥰
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start
Saaxiibka Kheyrka
وَإِن تَعُدُّوا نِعْمَةَ اللَّهِ لَا تُحْصُوهَا ۗ إِنَّ اللَّهَ لَغَفُورٌ رَّحِيمٌ [ سورة النحل ] - آيه { 18 }
[ Hadii aad nimcooyinka Alle tirisaan ma koobi kartaan ama ma tirin kartaan, ilaahay waa dambi dhaafe naxariiste ah ] suurada al-naxli: aayada 18
Wll Alle u mahad celi, alle waxa uu Ku siiyey indhaha aad qoraalkeygaan Ku aragtay, afka aad Ka akhrisay, caqliga aad Ku garatay macnaha hadaalkaan iyo waxyaabo kale oo nimcooyin ah kuwaas oo aad haysato sida nimacada islaamka iyo caafimaadaka iyo waqtiga iyo dhalin yarinimada.
Subax wanaagsan dhamaantiin
🌻
🌼
🦋
Saaxiibka Kheyrka
Forwarded from
𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔
🤝
𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔
🤝
𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥━✧
𝗕𝗲𝘀𝘁 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝘀.
📚
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻
𝗝𝗼𝗶𝗻 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹𝘀
👇
𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡
𝗜𝗬𝗢
𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢
𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗡𝗧𝗢𝗢𝗗
⬇️
KU BIIR
⬇️
⬇️
KU BIIR
⬇️
https://t.center/addlist/uZfABlrEN31jNGE0
[𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔
🤝
𝗪𝗔𝗗𝗔𝗝𝗜𝗥 𝗪𝗔𝗔 𝗞𝗢𝗥 𝗨𝗤𝗔𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗖𝗛𝗔𝗡𝗡𝗘𝗟𝗞𝗔𝗔𝗚𝗔
✅
]
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿
🤝
. ━━━━
@Kooxdawadajir
━━━
🥇
𝗦𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝘂 𝗛𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗶𝘀𝗼 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹-𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘂 𝗸𝗮𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗞𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗷𝗶𝗿 𝗧𝗲𝗮𝗺 . 𝗪𝗶𝘅𝗶𝗶 𝗙𝗮𝗮𝗵-𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿: 𝗚𝘂𝗱𝗼𝗼𝗺𝗶𝘆𝗲:
@cilmooge1
◎━━━━━✯━━━━━━◎
⎉_-𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗱-_⎉
Saaxiibka Kheyrka
Forwarded from
𝗢𝗚𝗔𝗔𝗡𝗦𝗛𝗔𝗛𝗔 𝗡𝗢𝗟𝗔𝗦𝗛𝗔
(
𝗪𝗔𝗟𝗔𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗤𝗔𝗟𝗕𝗜𝗚𝗔
🧑💼
)
⇣.ও𝗢ɢ𝗔𝗔𝗡𝗦𝗛𝗔𝗛𝗔 ɴᴏʟᴀsʜᴀ°
---------------------------------------------
Cabqari Maan Aheyniyo Nin weedho Curiyee.
Caashaqna ima Heliniyo wax Naflaha ciile.
Catawna Layma Badiniyo wax Laysu Cunee.
Balse weedh Cajiiba Qalbiga Aayar Cugate.
❤️
🏅
⇣. °
┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈
╭┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈╮
◌ ོ|
📸
Saaxiibka Kheyrka
يَا مِسكِين أتَحسبُ القِيامةَ بعِيدَة ، ما بَينَك وبينَها إلّا المَوت،
وَما أقرَبَ المَوت!
Miskiinow ma waxad u maleynaysaa in qiyaamihii fog yahay, Waxa idhin dhaxeeyaba waa dhimashada uun, Dhimashaduna dhawaa!
⚰️
😢
.
Saaxiibka Kheyrka
Qofka ku wanaajiya inaad wanaajisid waa iska caadi
Balse qofka ku xumeeya inaad wanaajisid waa karti aad dadka dheer tahay adoo aargudsan kara iska cafi
🤝
🥰
GALAB WANAAGSAN
🌖
📂
⛅️
☕️
🫖
⇣.ও𝗢ɢ𝗔𝗔𝗡𝗦𝗛𝗔𝗛𝗔 ɴᴏʟᴀsʜᴀ°
┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈
Saaxiibka Kheyrka
Talooyin waayeelnimo ( 2025 )
1.xasuusnow in Wakhtigu yahay waxa ugu qaalisan ee aad Haysato .
2.ilaali Xiriirka iyo dareenka Qoyskaga iyo saaxiibkaga gaarka ah .
3.Baro sida dadka lo Cafiyo .
4. Wax kabaro Khaladaadkaaga .
5. Dhalinyarnimadaada ka Faa'idayso .
6. Ka bax xerada raaxada iyo caajiska .
7. Waalidka u samafal mar kasta .
9. Aqoontada kobci si joogto ah .
10. aamuskaagu haka bato hadalkaaga .
Saaxiibka Kheyrka
⇣.ও𝗢ɢ𝗔𝗔𝗡𝗦𝗛𝗔𝗛𝗔 ɴᴏʟᴀsʜᴀ°
┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈
Salaadda way tukadan inta u badan muslimiintu Ikn salaada subax waxaa tu kada wakhtigega mu'miniinta alle doorty oo kaliya.
🤎
Saaxiibka Kheyrka
Forwarded from
🌻
Furaha nolosha| مفتاح الحياة
🦋
(
عبدالصمد عباس
)
0:26
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Dhagaysta
😢
Saaxiibka Kheyrka
*5 : Ereyo dhiirrigelin ah :
💯
🖤
*
1. Guushu waxay u timaadaa kuwa aan ka quusan dadaalka.
👨💻
✨️
2. Wad dadaalkaaga, natiijada waa hubaal.
🤍
👍
3. Halka aad ku socoto ayaa ka muhiimsan meesha aad ka timid.
🚶♂️
✨️
🖤
4. Wax walba waa suuragal haddii aad rumaysnaato.
🌿
😎
5. Qaladka waa qayb ka mid ah guusha, hana ka baqin inaad wax baratid.
📖
📚
✨️
Saaxiibka Kheyrka
Gabadha wanaagsan ee diinta taqaana waxay kuu horseedi kartaa guul iyo aqoon korodhsi
Sidookle wiilka wanaagsan ee diinta yaqaana wuxuu kuu horseedi wanaag iyo cilmi iyo waliba dhiiri galin
,,naftaada udoor qof diinta yaqaan oo ixtiraamka iyo dhaqanka wanaagsan uu uyahay heybad Sidookle ku xeeldheer dulqaadka iyo daganaanshaha,,
Saaxiibka Kheyrka
Qof ka muslimka ahi marwalba waxaa uu rumaysan yahay in uu ilahay gacantiisa ku jiro, mana rumaysna in uu aduunka ugu caqli badan yahay, iyo isla wayni midna.
Markaa Illahay wuxuu ina baray marka oo aynu is hortaagno in aynu nidhaa.
إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ
'Illaahow adiga unbaa ku caabudaynaa kaligaa, kaligaa baanu kaa kaalmo dalbaynaa*
🖤
Saaxiibka Kheyrka
Forwarded from
𝗢𝗚𝗔𝗔𝗡𝗦𝗛𝗔𝗛𝗔 𝗡𝗢𝗟𝗔𝗦𝗛𝗔
(
𝗪𝗔𝗟𝗔𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗤𝗔𝗟𝗕𝗜𝗚𝗔
🧑💼
)
Inkastoo indhuhu Doonayaan inan ku Deymoodo
Qalbigaygu wuxu Diidayaa inan Dundoono
⇣.ও𝗢ɢ𝗔𝗔𝗡𝗦𝗛𝗔𝗛𝗔 ɴᴏʟᴀsʜᴀ°
____
__
⏰
♥
︎‿
♥
︎
╭┈─────────────√√
╰┈➤ ❥#
👤
✍️
ʙᴀʀᴋʜ𝗔𝗱𝗹𝗲
🖋
❤️
ʟᴏᴠᴱ
👍
ʟɪᴋᴱ
💬
ᴄᴏᴍᴇɴᴛˢ
Saaxiibka Kheyrka
⇣.ও𝗢ɢ𝗔𝗔𝗡𝗦𝗛𝗔𝗛𝗔 ɴᴏʟᴀsʜᴀ°
┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈┈
Magacaagu Yuu Noqon Mid xumaan ka Marag kaca
Maskaxdaadu Yey Noqon Maqal Lagula Leeyahay
Mar waxaad Dhadhamisiyo mijin Qaada How Dhiman.
⏰
♥
︎‿
♥
︎
╭┈─────────────√√
╰┈➤ ❥#
👤
✍️
ʙᴀʀᴋʜ𝗔𝗱𝗹𝗲
🖋
❤️
ʟᴏᴠᴱ
👍
ʟɪᴋᴱ
💬
ᴄᴏᴍᴇɴᴛˢ
✿ صَلُّوْا عَلَى اَلْحَبِيْبِ ﷺ
Saaxiibka Kheyrka
𝗫𝗜𝗞𝗠𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔
❤️
"لا تحلم بالنجاح فقط، بل اعمل بجد لتحقيقه." 𒊹︎︎︎
Ha ku riyoonin guusha oo kaliya, balse si adag ugu shaqee si aad u gaarto.
𒊹︎︎︎ "الحب هو أن ترى السعادة في عيون من تحب."
Jacaylku waa inaad aragto farxad ku dheehan indhaha qofka aad jeceshahay.
𒊹︎︎︎"لا تيأس، فكل بداية صعبة."
Ha niyad jabin, bilowga walba wuu adag yahay.
𒊹︎︎︎"الأحلام لا تتحقق بالكلام، بل بالعمل."
Riyooyinku ma rumoobaan hadal kaliya, laakiin waxay ku rumoobaan shaqo adag.
𒊹︎︎︎"لا تدع الماضي يسرق مستقبلك."
Ha u oggolaanin waayihii tagay inuu ka xado mustaqbalkaaga
𒊹︎︎︎"الأمل هو الحلم الذي يبقى مستيقظًا."
Rajadu waa riyada had iyo jeer soo jeedda.
𒊹︎︎︎"لا تخف من الفشل، فهو معلمك الأول."
Ha ka baqin guuldarrada, maxaa yeelay waa macallinkaaga ugu horreeya.
𒊹︎︎︎"الصبر هو مفتاح الفرج."
Samirka waa furaha dhibka lagaga baxo.
𒊹︎︎︎ "لا تنظر إلى الوراء، فأنت لست متجهًا إلى هناك."
Ha eegin gadaasha, maxaa yeelay halkaas ma u socotid
" Haddii aad u baahan tahay xikmado intaas ka sii badan, i Nagu Tageer
❤️
🥳
𝗟𝗢𝗩𝗘
😆
Saaxiibka Kheyrka
أَلَيْسَ اللَّهُ بِكَافٍ عَبْدَهُ
Waxaa laga yaabaa inaad cabsi iyo werwer ka qabto mustaqbalkaaga, laakiin waxay cabsidaasi baaba’aysa ooy noqonaysa waxba-kama jiraan marka aad dib u milicsato hadalka Eebbe Ee ah “miyaanu Eebbe Ku filnayn adoonkiisa?”
Tanina waa fariin qurux badan oo inooga timiday xagga Rabbigeen! Yaa Rabbi waad nagu filantahay
💞
✨
🤍
Saaxiibka Kheyrka
أذكار الصباح
😘
أصبحنا وأصبح المللك لله
Saaxiibka Kheyrka
Guushu waxay ka timaadaa shaqo adag, go’aan adag, iyo adkeysi. Haddii aad rabto in aad guuleysato, haku hakanin caqabadaha yar yar ee jidkaaga ku jira waa qayb ka mid ah safarkaaga guusha. Sii wad dadaalkaaga, guusha waad gaari doontaa!
Saaxiibka Kheyrka
Hadeertaan waxaad dhexda oga jirtaa kun nimcadood ku xamdi allah sw
✨️
🖤
💞
╰┈➤ - "B4rkh4dl6
Saaxiibka Kheyrka
Haka Quusanina Naxariista Eebe
☝🏻
💕
🥹
Eebe Naxariistiisa Wax walba ayey Ka balaarantahay Qofka Mu'minka ah waa in Had iyo Jeer uu Rajeeyaa Naxariista Eebe weliba uu Ka Cabsado Cadaabtiisa
☝🏻
🥹
❤🩹
🔥
Saaxiibka Kheyrka
Cidhiidhi Kasta oo aad dareemayso isticmaal hubka looga adkaado cidhiidhi gaas hubkaas oo ah istiqfaarta