View in Telegram
Saaxiibka Kheyrka
Talooyin waayeelnimo ( 2025 ) 1.xasuusnow in Wakhtigu yahay waxa ugu qaalisan ee aad Haysato . 2.ilaali Xiriirka iyo dareenka Qoyskaga iyo saaxiibkaga gaarka ah . 3.Baro sida dadka lo Cafiyo . 4. Wax kabaro Khaladaadkaaga . 5. Dhalinyarnimadaada ka Faa'idayso . 6. Ka bax xerada raaxada iyo caajiska . 7. Waalidka u samafal mar kasta . 9. Aqoontada kobci si joogto ah . 10. aamuskaagu haka bato hadalkaaga .
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start