Ma jrto qiso ka xanuun badan naf ka baxday jir aanan aqoon salaada ogideeda. Ya allah naga dhig kuwo salaadooda ku sugnaada naftana hanaga qaadin adiga oo aan raali naga aheyn 🤲🥺
Muhiimada ay leedahay joogtaynta Camalka kiisa yar ee la joogteeyo ayaa ka fiican in hal maalin aad Sameyso Wax badan wax wayn qabato kadibna aad ka caajisto waxba kuu tari mayso lakiin Tusaale in maalinkii aad hal bog oo qur'aan aad si joogto ah aad u akhrido ayaa ka fiican bishii hal maalin inta aad bururto adiga oo xamaasadaysan kadibna aadan dib danbaba aadan qur'aankii ogu soo laabanin🌿🧡
Waxa marlabaad dib u bilaaw nay diiwaan galinta dufcadii labaad ee barashada Course Dropshipping. Waxa qiima dhimis ku sameynay course sidoo kale ardada la qaadana waa kuwa xadidan. Hadii aad dooneyso ina ka mid noqoto iska diiwaan gali WhatsAppkan hoose
Waxa soo baxay course kii Dropshipping. Course kaan wxaa ku baran doona. Wax kasta oo ku saabsan dropshipping oo aad rabto ina ogaato. Sidaa u dhisi leheed store shopify oo caalami ah kaa oo guuleysto . Asaagsiga dropshipping Sida loo helo badeeco faido leh Qaabka loo sameeysyo payment . Sida badeecada loo suuq geeyo Sida Tik took Facebook & Instagram Iyo xeeladaha kale Ee suuuq geynta Si aad u hesho ganacsi guuleysto. Hadaba hadii aad daneynneyso booqo WhatsAppkan hoose