Nabiga scw Maalin Asago Lajoogo madaxda quresh qaar kamid ah asagoo diinta ugu yeerayo oo ku dalaalayo jecleysiinayo isla markas neh rajo ka qabo ine so islaaman Madama Iyago kale hde soo islaaman dad madax ah madama yihiin in badan sabab islaamka ugu noqon karaan
Ayaa waxaa u yimid Saxabigan la dhaho (Abdullahi Ibnu Umi Maktuub) wxy ilmo adeero ahaayen Khadiijo bint khuweyld indhoole ayuuna ahaa madama uusan arkeynin nabiga inoo qof ku mashquulsanyahe ayuu wxuu ku celceliyi oo dhahe علمني مما علمك الله Ibar wxuu ilaahey ku baray kdib nabiga Arinkii dhibsade oo waji tube Asago isleh dadkan uu lajoogo Yeysan kaa xanaqin
Ayuu Ilaahey wxuu soo dajiyi (سورة عبس) asago ku canaanayo oo la leeyahay midkaan asagaa Owlaa ah oo ubaahan Inaad wx usheegtid mid aan hanuunka rabin maxaa ugu Ban baxee Adiga, Qur aankan waa waano walo siman yahe mid madax ah iyo mid aan aheen kuli waa loo simayahe kii ku wantoobo qur aanka asigage anface midkan ku wantobin neh asage dhibe
Aisha (Rc) Wxy Tiri hduu yahay nabiga mid wx qarinaayo wxuu qarin Lahaa canaantan la canante Scw Bal nabiga wxu qariyi malahn
❤️
Markii la dhahe nabiga
عبس wuu waji tube
Lama dhihin nabiga waa waji tubte Takriimin Iyo Ishraaf nabiga la sharfaayo
nabiga wxuu dhahay
ادبني ربي فاحسن تاديبي
Rabigey wuu i idbiyi Edbinteedana wuu wanaajiyi
♥🥰
ما احسن و اجمل
inuu ilaahey ku tarbiyeeyo oo ku idbiyo
🥰🥰
https://youtube.com/shorts/DrwE8Ey_R7w?si=kHT01VzoI_Yz0Jv0