View in Telegram
Nabiga scw Maalin Asago Lajoogo madaxda quresh qaar kamid ah asagoo diinta ugu yeerayo oo ku dalaalayo jecleysiinayo isla markas neh rajo ka qabo ine so islaaman Madama Iyago kale hde soo islaaman dad madax ah madama yihiin in badan sabab islaamka ugu noqon karaan Ayaa waxaa u yimid Saxabigan la dhaho (Abdullahi Ibnu Umi Maktuub) wxy ilmo adeero ahaayen Khadiijo bint khuweyld indhoole ayuuna ahaa madama uusan arkeynin nabiga inoo qof ku mashquulsanyahe ayuu wxuu ku celceliyi oo dhahe علمني مما علمك الله Ibar wxuu ilaahey ku baray kdib nabiga Arinkii dhibsade oo waji tube Asago isleh dadkan uu lajoogo Yeysan kaa xanaqin Ayuu Ilaahey wxuu soo dajiyi (سورة عبس)  asago ku canaanayo  oo la leeyahay midkaan asagaa Owlaa ah oo ubaahan Inaad wx usheegtid mid aan hanuunka rabin maxaa ugu Ban baxee Adiga,  Qur aankan waa waano walo siman yahe mid madax ah iyo mid aan aheen kuli waa loo simayahe kii ku wantoobo qur aanka asigage anface midkan ku wantobin neh asage dhibe Aisha (Rc)  Wxy Tiri hduu yahay nabiga mid wx qarinaayo wxuu qarin Lahaa canaantan la canante Scw Bal nabiga wxu qariyi malahn❤️ Markii la dhahe nabiga عبس wuu waji tube Lama dhihin nabiga waa waji tubte Takriimin Iyo Ishraaf nabiga la sharfaayo nabiga wxuu dhahay ادبني ربي فاحسن تاديبي Rabigey wuu i idbiyi Edbinteedana wuu wanaajiyi🥰 ما احسن و اجمل inuu ilaahey ku tarbiyeeyo oo ku idbiyo🥰🥰 https://youtube.com/shorts/DrwE8Ey_R7w?si=kHT01VzoI_Yz0Jv0
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily