Смотреть в Telegram
Sawirkan waxaa laga qaaday isbitaal gaar loo leeyahay .... Gabar kansarka qabta ayaa waxay horay uso qaadatay boorso lacag ka buuxdo.Waxay ka codsatay dhaqtarka inuu badbaadiyo nafteeda, waxwlba o ku baxana daawaynteeda ay diyaar latahay heysatana lacag aad u badan.... Laakiin dhakhtarka ayaa usheegay inuusan waxba qaban karin sababtoo ah kansarkeeda wuxuu sogaray marxaladii ugu dambeysay. Aad bay u xanaaqday lacagtiina waxay ku daadisay isbitaalka oo dhan. Way qaylinaysa iyado leh, "Maxay tahay faa'iidada lacag aan intaan so tabcaaya". Lacagta waad ku iibsan kartaa sariir lkn kuma iibsan kartid hurdo, lacagta wad ku iibsan karta saacad lkn kuma iibsan kartid waqtiga, lacagta waad ku iibsan daawo lkn kuma iibsan kartid caafimaadka, Haddii aad caafimaad qabtid, ugu mahadnaq Abuuraha nicmada uu ku siiyay. Alx alx alx Qoraa ((cankaar yare))
Telegram Center
Telegram Center
Канал