Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!
Buugga
MUCJISADA AROORTII waxuu ku saabsan yahay toosidda aroorta hore iyo sida ay qofka noloshiisa u saamayn karto dhinackasta. Dhiganaha Waxa uu soo gudbinayaa 6 caado oo aad ku bilaaban karto subaxdaada iyo hababka ay noloshaada u beddeli karaan.
Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.
Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee
@SomaliBooksGorfaynta Dhiganaha 1-aad ee Bisha August.
Buuga:
MUCJISADA AROORTII ( The Miracle Morning).
๐Soo jeedintii: Mariam Mohamed bare
๐Taariikhda: 19/August/2024
โฐ Live Wakhtiga caawa: 20:00 P.M ama 8:00 P.M1