Смотреть в Telegram
𝑴𝑨𝑺𝑲𝑨𝑿
🧠
𝑴𝑨𝑨𝑳
📖
Qaar ka mid ah farsamoyinia manipulation ka ;- 1. Dambi-Gelin (Guilt-Tripping) Farsamada: Dambi-gelintu waa farsamo qofka dareenkiisa lagu maamulo, gaar ahaan marka qofka laga dhigo inuu dareemo inuu qaldamay, taas oo u horseedaysa inuu sameeyo wax aan uu markii hore rabin. Sida loo adeegsado: Farsamadan waxay shaqeysaa marka aad leedahay xiriir dhow oo qofka uu ku dhow yahay. Waxaad ku abuuraysaa dareen ah in ficilkiisa uu yahay mid aan wanaagsanayn. Tusaale: Haddii qof uu balan qaaday inuu ku caawin doono laakiin uu dib ka baco, waxaad dhahdaa, “Waxaad igu tiri waad ii qaban doontaa shaqadan, hadda waxaad ii sheegeysaa inaad mashquulsan tahay. Ma dareemaysid sida aan ugu baahanahay caawimadaada?” Taasi waxay qofka ku qasbeysaa inuu dareemo dambi oo uu ku caawiyo.
Поделиться
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств
Запустить