Смотреть в Telegram
Nabi Muxammad ﷺ ayaa lagu yidhi: “Waan ognahay in uu ku dhibayo hadalkoodu.” 🩹 .وَلَقَدْ نَعْلَمُ أَنَّكَ يَضِيقُ صَدْرُكَ بِمَا يَقُولُونَ Haddaba, maxaad u malaynaysaa qof aan nebi Ilaahay ahayn? Qaado taladan Samawiga ah: {وَاصْبِرْ عَلَىٰ مَا يَقُولُونَ وَاهْجُرْهُمْ هَجْرًا جَمِيلًا} U samir waxa ay leeyihiin, kana dheerow dheeraansho qurxoon.
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств