Смотреть в Telegram
🟢 Macluumad ku saabsan jidhkaaga 1- Ma ogtahay in indhahaagu ay aduunka u arkaan in inta saraysaa hoosayso oo ay maskaxdu tahay mida toosisa muqaalka sawirka 2 - Ma ogtahay in dhididkagu aanu dabeecad ahaan ur lahayn balse uu yeesho ur aan fiicnayn marka uu ku daro hadhaaga bakteeriyada ku jirta oogada jidhka 3 - Ma ogtahay in marka aad seexato uu gabi ahaanba dareenka urtu kaa taago ? 4 - Waxa jirta hal qayb oo ka mid ah jidhka bini'aadamka oo aanu dhiigu gaadhin taaso ah xudunta isha "Cornea" 5 - Dumarku waxay leeyihiin dareen ur iyo taabasho oo ka xoog badan ta Ragga 6 - Sanka bini'aadamku waxa uu xasuusan karaa ku dhawaad ​​50,000 oo ur kala duwan ah "caddarka ka soo uraaya beri ayaan ka lahan jirey" 7 - Waxaa jira in xididdada dhiigga ee jidhka bini'aadamka ay qiyaas ahaan udhigmaan 60,000 mayl (96,560 km) oo dherer ah 8 - In ka badan kala badh lafaha jidhka bini'aadamka waxaa laga helaa gacmaha iyo adimadisa Xigasho @garaadkaal
Love Center
Love Center
Бот для знакомств