BBC News Somali
Канал
@bbcnewssomali
Поделиться
Продвигать
25,34 тыс.
подписчиков
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств
Запустить
BBC News Somali
https://urlz.fr/tGNc
BBC News Somali
Koontaroolka amniga Beledweyne oo dawladda federaalka lagu wareejiyey
Jid gooyooyin sharcidarro ah ayaa waxaa dhigtay miliishiyooyin hubeysan oo kala sheeganaya in ay hoos tagaan maamullo is diidan oo gobolka ka jira, taas oo saameyn xun ku yeelatay dadka deggan gobolka iyo kuwa safarka ah.
BBC News Somali
https://urlz.fr/tGKm
BBC News Somali
Maxaa ka jira eedeynta ah in dhoofka xoolaha Soomaaliya loo xiray shaqsi ajnabi ah
Eedeynta ayaa timid ka dib markii xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo ganacsatada qaarkood ay cabasho ka keeneen arrintan, ayadoo dawladda Soomaaliyana aysan weli ka hadlin.
BBC News Somali
https://is.gd/yIHDVt
BBC News Somali
Puntland oo shaacisay waxa ay ka yeelayso haddii ajaanib Daacish ka tirsan ay isku soo dhiibaan
Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay waxa ay ka yeelayso haddii dagaallamayaasha ajaanibta ah ee ka tirsan Daacish iyo Al-Shabaab ay isku soo dhiibaan.
BBC News Somali
https://is.gd/doJP7P
BBC News Somali
Saynisyahannada oo sheegay xilliga ugu fiican ee cabidda kafeyga laga helo faa'iido caafimaad
Maaddaama qaxwada madow ay ku badan tahay kafeyn, waxay ka caawisaa kicinta dhaqdhaqaaqa dheef-shiid kiimikaadka waxayna kordhisaa heerka tamarta.
BBC News Somali
https://is.gd/b39yaB
BBC News Somali
Maxay Canada iyo Denmark ka dheheen damaca Trump ee ah inay ku biiraan Mareykanka?
Trump ayaa sidoo kale xsuay in muhiimad amni iyo mid dhaqaale ay u leeyihiin Kanaalka Panama, iyo Greenland.
BBC News Somali
https://is.gd/HdVeod
BBC News Somali
Maxay tahay xuquuqda uu qofka musaafurka ah leeyahay haddii duullimaadkiisa la joojiyo ama dib loo dhigo
Haddii aad iibsatay tigidh sii socod iyo soo noqosho ah oo duullimaadyadii baxayayna la joojiyay, waxa aad heli kartaa lacag celin buuxda. Haddii duulimaadkaagu uu dib u dhaco in ka badan shan saacadood oo aadan rabin inaad safarto, waxaad heli kartaa lacag…
BBC News Somali
https://is.gd/HO4gWV
BBC News Somali
Wargeyska Charlie Hebdo oo xusaya 10 sano guurada weerarkii lagu dilay inta badan shaqaalihiisii
Toban sano kadib, Charlie Hebdo way shaqaynaysaa iyaga oo soo saara cadad toddobaadle ah oo leh mid (daabacan iyo midka internet-ka ah) waxaana ay baahiyaan nuqul ahaan qiyaastii 50,000.
BBC News Somali
https://is.gd/C0UwTi
BBC News Somali
'Jooji toogashada! Gabadheyda way dhimatay': Ardayaddii saxaafadda ee lagu dilay Daanta Galbeed
Hooyada Shatha oo lagu magacaabo Umm al-Motassem, iyadu xanuunku weli waa u cusub yahay. Marka ay ka sheekeyneyso way joojineysaa oo xoog u neefsaneysaa.
BBC News Somali
https://is.gd/nqLDG1
BBC News Somali
Sidee ayay Soomaalida Canada u arkaan is casilaadda Trudeau iyo mustaqablka dalkaas?
Hadda ma jiro qof si cad ugu habboon inuu beddelo Trudeau, laakiin dhowr siyaasi oo caan ah oo ka tirsan Liberal-ka, ayaa loo arkaa musharraxiin macquul ah.
BBC News Somali
https://is.gd/c4xUl3
BBC News Somali
"Cadaab u geli mayno in aynu Ictiraaf helno" Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland
Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Somaliland ayaa hadalkaasi ka hor sheegay baarlamaanka Somaliland, isagoo markaa ka hadlayey heshiiskii is-afgarad ee ay xukuumaddii ka horreysay la gashay Itoobiya horraantii sannadkii tegey.
BBC News Somali
https://is.gd/ZbCinr
BBC News Somali
Maxaa la samayn karaa si looga badbaado dhibaatada dhulgariirka marka uu dhacayo
Todobaadyadii u dambeeyey waxaa so kordhay dhulgariirrada ka dhacaya bariga Afrika, gaar ahaa Itoobiya ayadoo ay jiraan dad deegaannadooda laga daad-gureeyey, waxaana adag in la sii ogaado sida uu u dhici doono, xoogga dhulgariirka iyo xilliga uu dhacayo.
BBC News Somali
https://is.gd/MCzje5
BBC News Somali
Faa'iido ma leeyahay loollanka TikTok ee is caateynta?
Ugu horreyn, shuruucda aasaasiga ah: waa inaad ku koobnaataa cunno caafimaad leh adigoon dhex-gelineynin cunno kale amaba aalkolo.
BBC News Somali
https://is.gd/S5NVeW
BBC News Somali
Baraf carqaladeeyay isu socodka ayaa ka da'ay UK iyadoo ay jiraan digniino cimilada la xiriira Mareykanka
Garoonka diyaaradaha ee Leeds Bradford ayaa hadda dib loo furay waxaana la sheegay in uu howlihiisa dib u bilaabay kaddib markii si kumeel gaar ah loo xiray saakay.
BBC News Somali
https://is.gd/8hOSQp
BBC News Somali
Maxaad kala socotaa faa'iidooyinka badan ee laga helo cuntada badda?
Khubarro ayaa ka sheekeeyay in cunnooyinka badda ay wanaagsan yihiin iyo in kale iyo faa'iidooyinka nafaqo ee aan ka filan karno cunistooda.
BBC News Somali
https://is.gd/41AzAV
BBC News Somali
Maxaynu ilaa iyo hadda ka ognahay Foolkaanada iyo dhul gariirka ka dhacay Itoobiya?
Dhulgariirku wuxuu waxyeeleeyay guryo khadiimi ahaa iyo buurta Dofan una dhaw Siginto ee waqooyi bari gobolka Canfarta.
BBC News Somali
https://is.gd/Sdx9K4
BBC News Somali
Khamriga oo dhakhaatiirtu ka digayaan in uu keeno Kansarka
Khamriga oo dhakhaatiirtu ka digayaan in uu keeno Kansarka laguna baaqyo wacyigelintiisa
BBC News Somali
https://is.gd/nkJx5R
BBC News Somali
Maxay Soomaaliya kusoo kordhin doontaa kurisga muhiimka ah ee ay ka heshay Golaha Ammaanka ee QM?
Midowga Africa ayaa dabada ka riixayay in Afrika ay golaha ku yeelato labo wakiil oo joogto ah iyo laba kursi oo dheeraad ah oo ah wakiillo aan joogto ahayn.
BBC News Somali
https://is.gd/A5OV6J
BBC News Somali
Maxay Soomaaliya uga dhigan tahay howlgalka cusub ee AUSSOM ee beddelay ATMIS, maxayse Itoobiya ka tiri?
Howlgalka cusub ee Midowga Afrika ayaa la magac baxay AUSSOM waana kan la wareegay hoggaanka ciidamada nabad ilaalinta ee Soomaaliya inkastoo aan la hubin liiska ugu dambeeya ee dalalka ay ciidamada ka joogayaan Soomaaliya.
BBC News Somali
https://is.gd/3hVDOd
BBC News Somali
Trump oo lagu wado in la xukumo kadib guushiisii maxaase lagu xukumi karaa?
Kooxdiisu waxay dhaleeceeyeen go'aanka garsooraha ee ah in la sii wado xukunka waxayna yiraahdeen "sharci-darrada" kiiskan waa in "si degdeg ah" loo joojiyo.
BBC News Somali
https://is.gd/pmaEWa
BBC News Somali
Cabashada ka taagan wadooyinka cusub ee Jigjiga, Dowladda hoose maxay ka tiri
Dadka meheradaha ku lahaa wadooyinka la dhisayo ayaa sheegaya in wadooyinka balaarinta lagu sameeyay ay saameeyeen ganacsiyo waddooyinkaas ku yaallay oo la dumiyey