BBC News Somali
Channel
@bbcnewssomali
Share
Promote
25.34K
subscribers
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start
BBC News Somali
https://is.gd/HdVeod
BBC News Somali
Maxay tahay xuquuqda uu qofka musaafurka ah leeyahay haddii duullimaadkiisa la joojiyo ama dib loo dhigo
Haddii aad iibsatay tigidh sii socod iyo soo noqosho ah oo duullimaadyadii baxayayna la joojiyay, waxa aad heli kartaa lacag celin buuxda. Haddii duulimaadkaagu uu dib u dhaco in ka badan shan saacadood oo aadan rabin inaad safarto, waxaad heli kartaa lacag…
BBC News Somali
https://is.gd/HO4gWV
BBC News Somali
Wargeyska Charlie Hebdo oo xusaya 10 sano guurada weerarkii lagu dilay inta badan shaqaalihiisii
Toban sano kadib, Charlie Hebdo way shaqaynaysaa iyaga oo soo saara cadad toddobaadle ah oo leh mid (daabacan iyo midka internet-ka ah) waxaana ay baahiyaan nuqul ahaan qiyaastii 50,000.
BBC News Somali
https://is.gd/C0UwTi
BBC News Somali
'Jooji toogashada! Gabadheyda way dhimatay': Ardayaddii saxaafadda ee lagu dilay Daanta Galbeed
Hooyada Shatha oo lagu magacaabo Umm al-Motassem, iyadu xanuunku weli waa u cusub yahay. Marka ay ka sheekeyneyso way joojineysaa oo xoog u neefsaneysaa.
BBC News Somali
https://is.gd/nqLDG1
BBC News Somali
Sidee ayay Soomaalida Canada u arkaan is casilaadda Trudeau iyo mustaqablka dalkaas?
Hadda ma jiro qof si cad ugu habboon inuu beddelo Trudeau, laakiin dhowr siyaasi oo caan ah oo ka tirsan Liberal-ka, ayaa loo arkaa musharraxiin macquul ah.
BBC News Somali
https://is.gd/c4xUl3
BBC News Somali
"Cadaab u geli mayno in aynu Ictiraaf helno" Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland
Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Somaliland ayaa hadalkaasi ka hor sheegay baarlamaanka Somaliland, isagoo markaa ka hadlayey heshiiskii is-afgarad ee ay xukuumaddii ka horreysay la gashay Itoobiya horraantii sannadkii tegey.
BBC News Somali
https://is.gd/ZbCinr
BBC News Somali
Maxaa la samayn karaa si looga badbaado dhibaatada dhulgariirka marka uu dhacayo
Todobaadyadii u dambeeyey waxaa so kordhay dhulgariirrada ka dhacaya bariga Afrika, gaar ahaa Itoobiya ayadoo ay jiraan dad deegaannadooda laga daad-gureeyey, waxaana adag in la sii ogaado sida uu u dhici doono, xoogga dhulgariirka iyo xilliga uu dhacayo.
BBC News Somali
https://is.gd/MCzje5
BBC News Somali
Faa'iido ma leeyahay loollanka TikTok ee is caateynta?
Ugu horreyn, shuruucda aasaasiga ah: waa inaad ku koobnaataa cunno caafimaad leh adigoon dhex-gelineynin cunno kale amaba aalkolo.
BBC News Somali
https://is.gd/S5NVeW
BBC News Somali
Baraf carqaladeeyay isu socodka ayaa ka da'ay UK iyadoo ay jiraan digniino cimilada la xiriira Mareykanka
Garoonka diyaaradaha ee Leeds Bradford ayaa hadda dib loo furay waxaana la sheegay in uu howlihiisa dib u bilaabay kaddib markii si kumeel gaar ah loo xiray saakay.
BBC News Somali
https://is.gd/8hOSQp
BBC News Somali
Maxaad kala socotaa faa'iidooyinka badan ee laga helo cuntada badda?
Khubarro ayaa ka sheekeeyay in cunnooyinka badda ay wanaagsan yihiin iyo in kale iyo faa'iidooyinka nafaqo ee aan ka filan karno cunistooda.
BBC News Somali
https://is.gd/41AzAV
BBC News Somali
Maxaynu ilaa iyo hadda ka ognahay Foolkaanada iyo dhul gariirka ka dhacay Itoobiya?
Dhulgariirku wuxuu waxyeeleeyay guryo khadiimi ahaa iyo buurta Dofan una dhaw Siginto ee waqooyi bari gobolka Canfarta.
BBC News Somali
https://is.gd/Sdx9K4
BBC News Somali
Khamriga oo dhakhaatiirtu ka digayaan in uu keeno Kansarka
Khamriga oo dhakhaatiirtu ka digayaan in uu keeno Kansarka laguna baaqyo wacyigelintiisa
BBC News Somali
https://is.gd/nkJx5R
BBC News Somali
Maxay Soomaaliya kusoo kordhin doontaa kurisga muhiimka ah ee ay ka heshay Golaha Ammaanka ee QM?
Midowga Africa ayaa dabada ka riixayay in Afrika ay golaha ku yeelato labo wakiil oo joogto ah iyo laba kursi oo dheeraad ah oo ah wakiillo aan joogto ahayn.
BBC News Somali
https://is.gd/A5OV6J
BBC News Somali
Maxay Soomaaliya uga dhigan tahay howlgalka cusub ee AUSSOM ee beddelay ATMIS, maxayse Itoobiya ka tiri?
Howlgalka cusub ee Midowga Afrika ayaa la magac baxay AUSSOM waana kan la wareegay hoggaanka ciidamada nabad ilaalinta ee Soomaaliya inkastoo aan la hubin liiska ugu dambeeya ee dalalka ay ciidamada ka joogayaan Soomaaliya.
BBC News Somali
https://is.gd/3hVDOd
BBC News Somali
Trump oo lagu wado in la xukumo kadib guushiisii maxaase lagu xukumi karaa?
Kooxdiisu waxay dhaleeceeyeen go'aanka garsooraha ee ah in la sii wado xukunka waxayna yiraahdeen "sharci-darrada" kiiskan waa in "si degdeg ah" loo joojiyo.
BBC News Somali
https://is.gd/pmaEWa
BBC News Somali
Cabashada ka taagan wadooyinka cusub ee Jigjiga, Dowladda hoose maxay ka tiri
Dadka meheradaha ku lahaa wadooyinka la dhisayo ayaa sheegaya in wadooyinka balaarinta lagu sameeyay ay saameeyeen ganacsiyo waddooyinkaas ku yaallay oo la dumiyey
BBC News Somali
https://is.gd/SjV7Fa
BBC News Somali
Sidee bay Sirdoonka Israa'iil ugu suurto gashay inay Yuhuudda Falaashaha ka raraan Itoobiya
Falaashaha waxaa dib u helay khubaro ku takhasusay cilmiga anthropology dhamaadkii qarnigii sagaal iyo tobnaad, laakiin maamulka wadaaddada Israa'iil uma aqoonsanin inay yihiin Yuhuud run ah ilaa horraantii 1970-yadii.
BBC News Somali
https://is.gd/jMmAoB
BBC News Somali
Ajnabiga Af-Soomaaliga bara dadka Soomaalida ah
Jaamacadda Gothenburg, ee dalka Sweden ayaa waxaa ay baaritaan qoto dheer ku sameysaa afka-Soomaaliga, waxaana ay ka sameeyaan qoraal cilmi ah.
BBC News Somali
https://is.gd/FwK0CI
BBC News Somali
Itoobiya oo ka hadashay shirkii shalay dhexmaray wasiiradooda iyo madaxda Soomaaliya
Dowladda Itoobiya ayaa waxay sheegtay in dowladda Soomaaliya ay ka wadashaqaynayaan howlgalka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika ee AUSSOM kadib markii ay uu shalay magaalada Muqdisho ku dhexmaray wasiirada difaaca ee Soomaaliya iyo Itoobiya, sida uu bartiisa…
BBC News Somali
https://is.gd/6w2c22
BBC News Somali
Askari sii daayay maxaabiis uu ilaalinayay si ay ugu dabaal dagaan sanadka cusub oo isagii xabsiga la dhigay
Arrintaan ayaa hadal hayn ka dhalisay dalka Zambia, iyadoo siyaabo kala duwan looga falceliyay tallaabada uu qaaday sarkaalkaan ka shaqeynayay jeelka.
BBC News Somali
https://is.gd/PUG5ym
BBC News Somali
Soomaaliya oo sheegtay in la xalliyey "arrintii kala dhaxaysay Itoobiya" ayadoo wafdi Itoobiyaan ah ay tageen Muqdisho
Warbaahinta dawladda Soomaaliya ayaa baraha bulshada ku baahisay fiidiyow uu ka muuqday wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo sheegay in "arrinkii ka dhaxeeyey Soomaaliya iyo Itoobiya laga heshiiyey".