Si kasta oo aad u turunturoodo, noloshu weli waxa ay siisaa fursado, si kasta oo ay noloshu kaa qaadanayso, maalin kasta waxa ay ku siinaysaa rajo cusub, si kasta oo aad lumiso, u fashilanto, u murugooto una turunturoodo, weligaa ha quusan. Rabbigaa talo saaro,kuna dadaal wixii ku anfacaya.
Ahmed Qasaali