Waxaad lumin doontaa
😱 saaxiibo badan markaad dhab kanoqoto
👌ama ujeedo
👀inaad kadhabayso hadafyada noloshaada
🌎Taasina waa sababta Gaariga
🛻 lambargani {lamborghini} uu uleeyahay 2 kursi iyo Baskana
🚌{ Bus} uu uulyeehaay 50 kuris .
#udagaalanhadfyadaada#xikmado #Galabwacan🤝😍