Dabkii lagu riday Nabi Ibraahim kuma uusan guban, mindi Nabi Ismaaciil uu aabihiisa Nabi Ibrahim ugu tala galay in uu kurka kaga gooyo kuma uusan dhiman, baddii Nabi Muuse ee uu Furcoon kaga baxsanayay ma qarqin, nibirigii laqay Nabi Yuunis ma uusan cunin !
Intaas oo Xigmad ah waxa ay kuu cadeynayan in aysan dhicin wax uusan Eebe ku qorin.
Rabigaa tala saaro ee horay usoco 🥰👏🏾