View in Telegram
Qalbi Dhaye
💡
"Waxaa ka wanaagsan inaad cadow wanaagsan yeelato intii aad yeelan lahayd saaxiib kharribaad badan." Maxaa yeelay, cadowga wanaagsan waxa uu iimaankiisu ka ilaaliyaa inuu ku dhibo ama ku sameeyo waxaad neceb tahay, halka saaxiibka kharriban uusan daneyneenin waxyaabaha uu kaa sameeyo ama uu kaa haleeyo”. - Sufyaan bin Cuyaynah
Share
Telegram Center
Channel
Join